Opens in a new tab

Yaa u Nuglaada Nacnaca Gumaysiga Qaybiyo oo Dullinimo Qaayiba

ONA6 February 2012
Read in English

Tijaabo ay sameeyeen aqoonyahno ku xeel dheer arimaha bulshada iyo siyaasadda oo sanooyin badan daba socday ilaa ay ka barbaaraan caruur dugsiyada hoose dhigata, ayaa waxay mid walba u dhiibeen nacnaac, waxayna ku yidhaahdeen midkii haya oon cunin waxaa la siinayaa hadiyad intan ka badan. Kaamirad ayaa sawiraysay midwalba siduu u tasarufo. Qaar ayaa in goostay nacnaacii, qaar way wada cuneen, qaar way leefleefeen. In yar ayaan taabanin oo iska hayay ilaa looga yimaado. Caruurtaa ayaa la daba socday koritaankoodii ilaa ay ka baxaan jaamacadaha. Waxaa la ogaaday in kuwii wada cunay ay waxbarashadii wadi kari waayeen oy dhexda kaga hadheen. Intii ka adkaystay een afka saarina ay waxabarashadii sii wateen, ka dibna noqdeen qaar noloshooda iyo bulshadaba waxtar u leh. Halkaa waxaa lagu ogaaday in adkaysiga iyo is-xakamaynta qofka (self control) uu u horseedo guusha.

Shucuubta reer guuraaga ah een tajaarib farabadan oo taariikhi ah soo marin, hab nololeedkooda darteed, waxaa aad ugu yar adkaysiga. Waxayna ku dadaalaan muddo yar inay guusha ku gaadhaan ama ku kala yaacaan doonistii.

Sii akhri ..

 

La wadaag