
Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee wadanka Norwey oo weheliyaan Jaaliyadaha Scandenevianka ayaa waxa ay banaanbax weyn ku beegeen Shirka Tamarta ee OSLO. Shirkaas oo ay Wadanka Norwey ku casumeen Madaxda Wadamada Afrika oo uu kamid yahay kasoo qeyb galayaasha Kaligii taliye Males Zenawi.
Jaaliyada Somalida Ogadeniya ayaa cabasho u gudbisay ay kaga soo horjeedaan casuumada kaligi taliye Males Zenawi looga fidiyay shirka Norwey. Waxayna cabashadooda ku aadiyeen Dowlada Norwey oo shirkan marti galisay khaastan Ra’isulwasaaraha Wadanka Norwey Jens Stoltenberg oo isagu furi doona shirka maalinimada isniinta. Shirkan ayaa waxa kale oo ka hadli doona Xoghayaha Qaramada Midobay Ban ki Moon. Iyo Waliba Madax badan oo kasocda Midowga Europe iyo wadamada soo koraya oo ay u badnaan doonaan wadamada Afrika. Shirkan ayaa sidoo kale waxa kusoo qulqulaya jaaliyadaha somalida Ogadeniya ee ku nool wadamada Scandenevianka oo lafilayo in si xoogan u horjoogsadaan una muujiyaan dareenkooda ku aadan kaligi taliye Zenawi.
Ujeedada Banaanbaxa:
Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya ee ku sugan wadamada Ree Galbeedka ayaa hadiyo jeer banaanbaxyo ku qabta shirarka uu kasoo qeyb galo Kaligi taliye Males Zenawi. Ninkan oo ah nin xoog ku qabsaday Wadanka Ethiopia sanadkii 1991 waxa uu xasuuq ballaadhan u geystay shacabka Somalida Ogadeniya. tacadiyadaas oo si caalami ah loogu qiray warbixinaha xuquuql insaanka iyo warbaahinta Caalamka. BBC Newsnight ayaa bishii August lagu soo bandhigay tacadiyada uu geystay isaga oo lacagaha deeqda ah ee uu ka helo wadamada ree galbeedka u adeegsada sidii uu ugu gumaadi lahaa Somalida Ogadeniya iyo Guud ahaanba shucuubta Ethiopia ee kasoo horjeeda taliskiisa TPLF.

Hadaba si ay u muujiyaan tacadiyada uu geysto Zenawi waxa jaaliyadaha Somalida Ogadeniya ay qabtaan banaanbaxyo ay isugu yimadaan boqolaal iyo kumanaan qof goobkasta oo caalamka kamid ah oo Kaligi taliye Zenawi kuso baqoolo. Waxa xasuus mudan Banaanbaxyadi G20 ee Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya ku qabteen London, Canada iyo Denmark. Halkaas oo ay ku ceebeeyeen kaligi taliye Males Zanawi.
Wadanka Norwey waxa hada ka hor lagu casuumay raisal wasaaraha Ethiopia kaligi taliye Zenawi, si uu uga hadlo shir lamid ah kan hadda lagu casuumay OSLO. Shirkaas ayaa jaaliyadaha Somliada Ogadeniya ee Wadanka Norwey isa soo hortubeen goobti shirka Waxa ayna gudaha usoo galeen shirka oo ka socday goobtii shirka. Kaligi taliye Zenawi oo isagu aha nin taxadar badan qaba kana cabsi qaba Banaanbaxyaasha ayaa markiiba waxa loola cararay banaanka isaga oo laga saaray iridka Danbe ee Fire Exitka. Waxa uuna dib ugu noqday Addis Ababa.
Hadaba Males Zenawi oo aad uga warqaba cadhada shacabka ogadeniya ee Norwey iyo guud ahaannba somalida Ogadeniya ee haysta dhalashada ree galbeedka iyo dhiiranaaantooda ay goob kasta uu yimado ku ceebeeyaan ayaa waxa uu goostay in imaatinkiisa wadanka Norwey inuu qariyo. islamarkaasna uusan sida madaxda kale ee Afrikaanka uusan ku shaacinin warbaahinta.
Ujeedada Shirka OSLO:
Dowlada Norwey ayaa waxa ay u loleynaysa in wadamada sookoraya loo sameeyo kaabe dhaqaale oo kor loogu qaado tabarta dabka si waxsoosarkooda kor loogu qaado. Shirkan oo u jeedadiisu fiicantahay ayaa balse shucuubta geeska afrika waxa ay muujinayaan in horumar lagaadhsiin karin wadamada geeska afrika illaa la helo sinaan iyo caddaalad.
Hadaba Raisal wasaraha Ethiopia ayaa la filaya inuu shirkaas ka codsado in Ethiopia lagu siiyo dhaqaale ay koronto ugu galiso Wadamada Geeska Afrika sida Djibouti, Kenya, Somalia iyo Sudan. Zenawi ayyaa waxa uu caan ku yahay baryootan innuu lacago uga qaato wadamada ree galbeedka islamarkaasna lacagahaas uu adeegsado sidii uu ugu gumaadi lahaa shucuubta Ethiopia.
Shirkan iyo Banaanbaxa oo warbaahinta caalamku aad uu eegayso waxa aad kala socon doontaan waxi kaso kordha warbixinahayaha soo socda.
ONA.
The Somali Ogadenia community in Norway, joined by the Scandinavian communities, has timed a large demonstration to coincide with the Energy Conference in OSLO. Norway has invited heads of African countries to the conference, and among the participants is the dictator Males Zenawi.
The Somali Ogadenia community has submitted a complaint expressing its opposition to the invitation extended to the dictator Males Zenawi for the Norway conference. They addressed their complaint to the Norwegian Government, which is hosting this conference, particularly the Prime Minister of Norway, Jens Stoltenberg, who will open the conference on Monday. The Secretary-General of the United Nations, Ban ki Moon, will also speak at this conference, as well as many leaders from the European Union and from developing countries, most of which will be African countries. Somali Ogadenia communities living in the Scandinavian countries are also flocking to this conference, and they are expected to strongly confront it and express their feelings towards the dictator Zenawi.
Purpose of the Demonstration:
The Somali Ogadenia communities in Western countries always hold demonstrations at conferences attended by the dictator Males Zenawi. This man, who seized Ethiopia by force in 1991, has committed widespread massacres against the Somali people of Ogadenia. These abuses have been internationally acknowledged in human rights reports and by the international media. In August, BBC Newsnight broadcast the abuses he has committed, using aid money he receives from Western countries to slaughter the Somalis of Ogadenia and, in general, the peoples of Ethiopia who oppose his TPLF regime.
So, in order to expose the abuses committed by Zenawi, the Somali Ogadenia communities hold demonstrations attended by hundreds and thousands of people at every place in the world that the dictator Zenawi slips into. Worth remembering are the G20 demonstrations that the Somali Ogadenia communities held in London, Canada and Denmark, where they disgraced the dictator Males Zanawi.
The Prime Minister of Ethiopia, the dictator Zenawi, was previously invited to Norway to speak at a conference similar to the one he has now been invited to in OSLO. At that conference, the Somali Ogadenia communities in Norway confronted him at the conference venue, and they entered the conference that was taking place there. The dictator Zenawi, who is a very cautious man and fears demonstrations, was immediately rushed outside, taken out through the back door of the Fire Exit. He then returned to Addis Ababa.
So Males Zenawi, who is well aware of the anger of the Ogadenia people in Norway, and in general of the Somalis of Ogadenia holding Western citizenship, and of their courage in disgracing him wherever he goes, has decided to conceal his arrival in Norway, and, unlike other African leaders, not to announce it in the media.
Purpose of the OSLO Conference:
The Norwegian Government is campaigning for economic support to be provided to developing countries to increase their energy capacity so as to raise their production. However, while the purpose of this conference is good, the peoples of the Horn of Africa are showing that development cannot be brought to the countries of the Horn of Africa until equality and justice are achieved.
The Prime Minister of Ethiopia is expected to ask the conference for Ethiopia to be given funds to supply electricity to countries of the Horn of Africa such as Djibouti, Kenya, Somalia and Sudan. Zenawi is well known for begging to obtain money from Western countries and then using that money to slaughter the peoples of Ethiopia.
You will be able to follow developments in this conference and the demonstration, which the international media is watching closely, in our upcoming reports.
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
