Opens in a new tab

Waxaa la Wadaagi Karaa Dheefta Xoriyadda, Dhibka Xoriyadda Loomarose Lama Wadaagi Karo

ONA6 March 2013
Read in English

Waxaan horey idiinku soo bandhignay maqaalkii ay ka qoreen Kooxda Karamardha (Karamardha Group) wadahadlkii fashilmay. Waxaan qoraalkaa ku xusnay in aan si gaar ah uga faaloon doono Q2aad ee talooyinkii ay Kooxda Kaaramardha  u soo jeediyeen JWXO.

Dhambaalkan ku socda Kooxda Karamardha :  Halkan ka akriso.

ONA.

La wadaag