Opens in a new tab

Ku saabsan ONA · About ONA

ONA – Ogaden News Agency

Af-Soomaali

Wakaaladda Wararka Ogadeeniya (ONA) waa warbaahin ka warranta Ogadeeniya, Geeska Afrika iyo dunida inteeda kale. Wararka waxaan ku gudbinnaa muuqaal, cod, sawir iyo qoraal – af-Soomaali iyo Ingiriisi.

Waxaad halkan ka helayso:

  • Wararka maalinlaha ah ee Ogadeeniya, Geeska Afrika iyo caalamka.
  • Muuqaallo iyo warbixinno goobjoog ah oo ka imaanaya wariyeyaashayada iyo dadka goobjoogga ah.
  • Aragtiyo iyo maqaallo ka hadlaya xaaladda siyaasadeed, bulsho iyo xuquuqda aadanaha.
  • Radio Xoriyo – barnaamijyada codka ah (dhawaan si toos ah).

Waxaan ku dadaalnaa in warku noqdo mid sax ah, la xaqiijiyay oo si cad loo sheegay meesha uu ka yimid. Fiiri Siyaasadda tifaftirka.

Nala soco: Facebook · X · YouTube · TikTok

War ma haysaa? Noo soo dir. Su’aal ama talo? Nala soo xidhiidh.

English

Ogaden News Agency (ONA) reports on the Ogaden, the Horn of Africa and the wider world. We bring the news in video, audio, pictures and text – in Somali and English.

What you will find here:

  • Daily news from the Ogaden, the Horn of Africa and the world.
  • Video and eyewitness reports from our reporters and from people on the ground.
  • Opinion and analysis on politics, society and human rights.
  • Radio Xoriyo – audio programmes (live broadcasting coming soon).

We work to make every report accurate, checked and clear about where it comes from. See our Editorial policy.

Follow us: Facebook · X · YouTube · TikTok

Have a story? Send us a tip. Questions or feedback? Contact us.