Opens in a new tab

Soo dir war · Send a tip

Goob joog ma u tahay dhacdo? Noo soo dir warka, sawirka ama muuqaalka.
Did you witness an event? Send us the news, photo or video.

Qabyo – tifaftirayaasha ONA ha hubiyaan ka hor intaan bogga la furin. · Draft – to be checked by ONA editors before launch.

Sida loo soo diro · How to send

  1. Noo sheeg waxa dhacay – yaa, maxaa, xaggee iyo goorma. · Tell us what happened – who, what, where and when.
  2. Sawir ama muuqaal ma haysaa? Geli Google Drive, YouTube ama meel kale, kadibna halkan ku dheji xiriirka (link). Soo dir nuqulka asalka ah, adigoon wax ku qorin. · Have a photo or video? Upload it to Google Drive, YouTube or similar and paste the link below. Send the original, with nothing written on it.
  3. Ka tag lambar ama iimayl haddii aad rabto inaan kula soo xiriirno si aan warka u xaqiijino. Waa ikhtiyaari. · Leave a number or email if we may contact you to check the story. This is optional.
ONA – Soo dir war (Send a tip)

Badbaadadaada · Your safety

  • Naftaada  khatar ha gelin. Ha duubin ama ha sawirin haddii ay halis galinayso adiga ama dad kale. · Do not put yourself at risk. Do not film or photograph if it could endanger you or others.
  • Magacaaga waa la qarin karaa. Calaamadee “Magacayga ha la qariyo” – magacaaga lama daabici doono. · Your name can stay confidential. Tick “Keep my name confidential” and we will not publish it.
  • Goobta (location) ka saar. Taleefannada qaarkood waxay sawirka ku qoraan meesha laga qaaday. Haddii aad ka walwalayso, dami “location”-ka kamarada ka hor intaadan sawirin. · Remove the location. Many phones record where a photo was taken. If this worries you, switch off location for the camera before taking pictures.

Maxaa xiga? · What happens next?

Tifaftirayaashu waxay akhriyaan war kasta oo la soo diro, waxayna hubiyaan ka hor intaan la daabicin. Ma ballan qaadi karno in war kasta la daabaco. Haddii aan isticmaalno sawirkaaga ama muuqaalkaaga, waxaan ku qoraynaa magacaaga – ama “goobjoog” haddii aad codsatay in magacaaga la qariyo.

Our editors read every tip and check it before anything is published. We cannot promise to publish every tip. If we use your photo or video we credit you by name – or as “eyewitness” if you asked us to keep your name confidential.