Opens in a new tab

Dokumentari

Caalamka · Dokumentari · Muuqaal · Ogadeniya

Halkan ka Daawo Diyaar Garowga Shirka Riyaale Xaamud iyo Jaaliyada London Maqal iyo Muuqaal

Magaalada london waxaa kasocda Diyaar garowgii Shirka Riyaale Xaamud iyo Jaaliyada Somalida Ogaden ee London, shirkan…
13 November 2015
Caalamka · Dhacdooyin · Dokumentari · Muuqaal · Ogadeniya

Daawo Filim Hiddaha iyo Dhaqanka Somalida Ogaden

Kobtan Ka daawo Filim Hiddaha Iyo dhaqanka Somalida Ogaden oo lagu soo bandhigay carwadii Jaaliyada Eritrea…
17 August 2015
Caalamka · Dhacdooyin · Dokumentari · Muuqaal · Ogadeniya

Daawo: Abwaan Kaldeeq oo Shirweynaha ka Qaaday Suugaan Dhaxal Gal ah iyo Heestuu ugu Jecel Yahay

Abwaan Kaldeeq oo kamid ah abwaanada Ogadenya,ahna Agaasimaha Waaxda Fanka iyo Filimada ee Hogaanka warfaafinta JWXO…
14 August 2015
Caalamka · Dokumentari · Muuqaal

Wararka Aduunka: Madaxda Ree Galbeedka oo Ummada Muslimiinta ugu Tahniyadeeysay Bisha Barakaysan ee Ramadaanka

Raisal Wasaaraha Dalka Britain, David Cameroon oo soo saaray filim uu ugu tahniyadaynayo ummada Muslimiinta ah…
19 June 2015
Dhacdooyin · Dokumentari · Muuqaal · Ogadeniya

Shabakadda Soomaalvoice oo lagu Soo Bandhigay Shirweynihii 1aad ee Haweenka Ogadenya

Shabakadda soomaalvoice.com ayaa soo bandhigtay filim si fiican looga soo shaqeeyay oo ka xogwaramaya shirweynihii 1aad…
20 February 2015
Caalamka · Dhacdooyin · Dokumentari · Muuqaal · Ogadeniya

Daawo : Hambalyo Shirweynihii Haweenka Ogadenya iyo Abwaanadda Umadda Rooda Afjanno (WFFO & WWO)

Waxaa Guul kusoo Dhamaaday Shirweynihii 1aad Haweenka S.Ogadenya ay isugu yimaadaan, shirkaasoo ka socday Caasimadda Denmarka…
30 December 2014
Caalamka · Dhacdooyin · Dokumentari · Muuqaal

Markuu Been Alifay TV-gii ugu Horeeyay ee Noqday Caalami Mala Rumaysan Karaa .. Daawo Labada Filim ee la Jilayo

Dagaalkii 1aad ee ka qarxay Khaliijka ee Ciraaq lagaga saarayay dalkay qabsadeen ee Kuwait waxaa kusoo…
4 December 2014
Caalamka · Dhacdooyin · Dokumentari · Muuqaal · Ogadeniya

FOX News : Meles Zenawi Wuxuu Adeegsanayay Nin Argagixsada ka Tirsanaa

Filimkan arima badan oo ka daahsoonaa dadweynaha S.Ogadenya ayaa lagu soo bandhigay. Filimka wuxuu ka waramayaa…
27 October 2014
Dokumentari · Muuqaal · Ogadeniya

Al-Jazeera : Camiilka u Shaqeeya Cadawga Umadiisa Wuxuu la Mid Yahay Warqadda Wasakhda La’isaga Tiro (Tissue Paper)

Filimada wathaa’iqi (Documentary) ah ee lagu magacaabo –Sanduuqul Aswad- ee Jazeera laga daawado ayaa laga sii…
30 August 2014
Dokumentari · Muuqaal · Ogadeniya

Dib u Milicsiga Taariikhda Halganka iyo Halyeeyada CWXO

Waxay halkan noogu soo gudbiyeen dhalinyarada Sheeko iyo Shaahid filim aad u qiimi badan oo lagu…
29 August 2014
Dokumentari · Muuqaal · Ogadeniya

Shabakadda Waagacusub Oosoo Bandhigay Filim laga Duubay Gacan-ku-dhiigle Haajir

Shabakadda Waagacausub ayaa soo bandhigtay sskari qirtay inuu ka tirsan yahay nabadsugida Ethiopia oo lagu magacaabo…
22 August 2014
Dokumentari · Muuqaal · Ogadeniya

Sheeko iyo Shaahid oo Idinla Wadaagay Qayb ka Mid ah Tariikhda Halganka

Sidaan uga baranay Dhalinyarada Sheeko & Shaahid waxay noosoo gudbiyeen filimkan Goos-Gooska ah ee ka xogwaramaya…
14 July 2014
Dokumentari · Muuqaal · Ogadeniya

Bogga Sheeko & Shaahid oo Soo Bandhigay Filim Taariikhi ah – Bogaadin

Waxay Dhalinyarada maamusha bogga Sheeko & Shaahid oo bandhigeen filim taariikhi ah oo ka tarjumaya marxaladihii…
23 June 2014
Dokumentari · Muuqaal · Ogadeniya

Mahadsanid Martin Schibbye – Beenta iyo Dacaayadda Shirkadda Norde Hoos ka Daawo

Shirkadda Maalgashiga ugu weyn dalalka Scandenevia ee lagu magacaabo Nordea ayaa soo saaray filim yaroo ay…
7 June 2014
Caalamka · Dokumentari · Muuqaal

Daawada Filim Yar oo laga Soo Duubay Banaanbixii iyo Sawiro Cusub oo Nasoo Gaadhay

Waxaad ka daawan doontaan halkan filim laga soo duubay Banaanbixii jaaliyadaha Yurub ay ku banaabaxeen Xarunta…
10 March 2014