Shirwaynihii ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadeniya OYSU ee qaarada Yurub ayaa galay maalintii sadexaad iyadoo shirku galay marxaladihii oogu dambeeyay islamarkaana ay soconayaan doodaha iyo barnaamijyo ay soo diyaariyeen wakiilada qaarada iyo xoghayeyaasha, sidookale waxaa shirka siminaaro iyo barnaamijyo qiima badan kasoo jeediyay waaxda Arimaha Bulshada ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya JWXO oo shirka marti u,ah. Shirka ayaa ilaa hada kusocda si,aad uquruxbadan , waxaana idiin balan qaadaynaa inaan idin lawadaagno go,aamada iyo qorshayaasha lagu gulaystay ee shirka kasoo bixi doona Inshaa Allah.
ONA Stockholm
The conference of the Ogaden Youth and Students Union (OYSU) in the European continent has entered its third day, with the conference reaching its final stages, and debates and programmes prepared by the continental representatives and the secretaries are under way. In addition, seminars and highly valuable programmes were presented at the conference by the Social Affairs Department of the Ogaden National Liberation Front (ONLF), which is a guest at the conference. The conference is so far proceeding very well, and we promise to share with you the decisions and plans that are reached and that will come out of the conference, Inshaa Allah.
ONA Stockholm
ONA Stockholm
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
