Opens in a new tab

Shacab lagu Xidhay Degmada Garbo

ONA18 June 2015
Read in English

Wakaalada Wararka ONA waxaa soo gaadhay magacyadii Shacabkii lagu xidhay Degmada Garbo.

7/6/15 Dagmada Garbo ee Gobolka Nogob waxay ciidanka cadawgu kuxidh xidheen dad shacab ah oo dadka kala ah,
1 Qureesha Maxamad Cabdi
2 Faadumo Cabdullaahi Cabdi
3 Inna Bashiir Shugri Cumar oo aanaan magaceeda hore haynin.

ONA

 

La wadaag