Wararka aan kahelayno Gobolka Jarar ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dhibaatooyin kala duwan ooy ciidanka gumaysiga Itoobiya u gaysteen dadka shacabka ah oo ku dhaqan gobolka Jarar. Dhibaatooyinkan ayaa isugu jira
xidhay, jidhdil iyo dhac taasoo aan ku cusbayn shacabka Somalida Ogadenya.
Xogtan ONA soogaadhay ayaa tibaaxaysa in markay taariikhdu ahayd 2/8/2015 Degmada Yoocaale oo Gobolka Jarar katirsan ciidanka wayaanuhu xidhay iyo dhac ugu gaysteen 2 muwaadin oo shacab ah kuwaasoo xoolahoodii guud ahaanba lala wareegay bilaa sabab xabsigana lootaxaabay. Labadan muwaadin ee ladhibaateeyay ayaa kala ah Xassan C/laahi Indhayare oo 250 neef oo adhi jar ah lagala wareegay kadibna xabsiga lootaxaabay iyo Cabdi Cali Muuse oo 200 oo neef oo adhi jar ah lagala wareegay xabsigana lootaxaabay.
Sidoo kale waxaa isla 2/8/2015 Tuulada Bakka oo dagmada Dhagaxbuur ee Xarunta Gobolka Jarar ciidanka gumaysigu ku xidheen 3 muwaadin oon wax dambi ah galin waxayna kala yihiin muwaadiniinta sida sharci darrada ah jeelka loodhigay.
1) Maxamad Yuusuf Wali
2) Cabdidhuub Axmad Hudle
3) Shugri ow Maxamad Gaas.
arrest and torture to looting, which is nothing new for the Somali people of Ogadenia. This information that reached ONA indicates that on 2/8/2015, in Yoocaale District, which is part of Jarar Region, Woyane forces arrested and looted 2 civilian citizens, whose livestock was confiscated in its entirety without reason, and who were then dragged off to prison. The two citizens who were abused are Xassan C/laahi Indhayare, from whom 250 head of goats and sheep were confiscated before he was dragged off to prison, and Cabdi Cali Muuse, from whom 200 head of goats and sheep were confiscated and who was dragged off to prison. Likewise, on the same date, 2/8/2015, in the village of Bakka in Dhagaxbuur District, the capital of Jarar Region, the colonial forces arrested 3 citizens who had committed no crime. The citizens who were unlawfully put in jail are as follows. 1) Maxamad Yuusuf Wali
2) Cabdidhuub Axmad Hudle
3) Shugri ow Maxamad Gaas.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
