Opens in a new tab

Deg Deg: Muwadin Udhashay Somalida Ogadenya oo Dhagaxlay Saaka lagu Dilay.

ONA12 September 2015
Read in English

Warar hordhac ah oo hada naga soogaadhay xerada qaxootiga ee Dhagaxlay ayaa sheegaya in Muwadin Udhashay Somalida Ogadenya Saaka ay kudileen xeradaasi qaxootiga dad aan haybtooda lagaranaynin .

Muwadinkan oo kasoo jeeda deegaan ahaan Gobolka Qoraxay magaciisana layidhaahdo Cadbixakiim Cismaan Xirsi ayaanan lagaranaynin ujeedada kadambaysa dilkiisa.

Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA uga soowarama xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya ayaa kuhawlan sababta muwaadinkan aan waxba galabsanin loodilay iyo cida falkan foosha xun ee bahalnimada ah gaysatay.

Faah faahinta warkan waxaan idiinku soogudbin doonaa wararkaanaga dambe haduu ilaahay yiraahdo.

 

ONA/Dhadhaab

La wadaag