Opens in a new tab

Shirkii Bilbao-Spain

ONA23 January 2017
Read in English

Daawo oo dhagayso Shirkii SORTu ee lagu qabtay magaalada Bilbao ee wadanka Spain oo ay isugu yimaadeen urrada matala shucuubta aan dowladaha lahayn,waxaana si rasmi ah loogu casuumay ONLF oo khudbad qiimo badan halkaas kasoo jeedisay

Muuqaal ILAYS TV · 23 Janaayo 2017. Riix “play” si aad u daawato.

La wadaag