Opens in a new tab

Dhacdooyin

ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

OGAYSIIS MUHIIM AH – Shirweynihii Jaaliyadaha S.Ogadenya

 Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee kunool wadanka Koonfur Afrika gaar ahaan gobolka Gauteng iyo…
5 October 2013
Dhacdooyin · Ogadeniya

Gunaanadka Riwaayadii Dr. Shiferaw Teklemariam – Maxaa ku Xiga?

Labadii maqaal ee hore waxaan kaga faaloonay ujeedadii Itobiya ay ka lahayd barnaamijyadii ay caalamka u…
3 October 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Shirweynihi Jaaliyada Switzerland ee Sanadlaha oo Guulo Kasoobaxeen

Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka Switzerland ayaa isugu yimid shirweynahoodi sanadlaha ahaa taariikhdu markay ahayd 28/09/2013. Shirweynahan…
30 September 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Maamul Cusub oo loo Doortay OYSU Faraca Galbeedka Australia-Perth

Shalay oo taariikhdu ahayd 29/09/2013 waxaa xaflad balaadhan lagu qabtay hall ku yaala magaladaPerthkaasoo loogu dooranayay…
30 September 2013
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Dhacdooyin · Ogadeniya

Xisbiga UDJ oo Maanta Kuqabtay Caasimada Itoobiya Banaanbax Loogu Magacdaray “Codka Malaayiinta”

Sida uu noogu soowaramay wariyehaanaga Addiss Ababa caasimada Gumaysiga Itoobiya, waxaa kadhacay banaanbax balaadhan oo uu…
29 September 2013
ONADhacdooyin, English
Dhacdooyin · English

Gambella Nilotes United Movement/Army Press Release

Gambella Nilotes United Movement/Army GNUM/A Press Release August 10th, 2013 (Gambella) “Unity for Peace and Freedom…
29 September 2013
ONADhacdooyin, English
Dhacdooyin · English

Human Rights Advocacy Group (HRAG)

Press Statement HRAG Launching Conference-Communities initiate to confront perpetrators of Human Rights Crimes in Ethiopia Benshangul,…
28 September 2013
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Dhacdooyin · Ogadeniya

Riwaayadii Labaad ee Abwaan Shiferow oo Soo Afjartay Heshiis Beenaadyadii Itobiya

Marka laga hadlayo heshiis ku sheegyadii dacaayadda loola jeeday ee Itobiya lagula taliyay inay labuurto, midka…
25 September 2013
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogeysiis: Shirweynihii Jaaliyada Switzerland oo Dhacaya 28.09.2013

Waxaa la ogeeysiinayaa dhamaan xubnaha jaaliyada Soomaalida Ogaadeenya iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee Switzerland in ay ka…
21 September 2013
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Dhacdooyin · Ogadeniya

Shirweyn Oy Isugu Iman Doonaan 6ex Qawmiyadood oo ka Mid Mucaaradka Itobiya iyo Kuwa Gobanimadoonka ah

Shucuubta Etobiya ee maamulka halkaa ka jira uu ku hayo Xadgudubka kala duwan ee Gumaysiga, Dilka,…
21 September 2013
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogeysiis Shirweynaha 19aad ee Jaaliyadaha Adduunka Ogadeniya oo ka Dhacaya South Afrika 10/10/2013

Waxaa la ogeysiinaya dhamaan jaaliyadaha Ogadeniya iyo shacabweynaha Ogadeniya dibad iyo gudeba, innuu dhici doono shirweynihii…
10 September 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Xaflad lagu Maamusay Sanadguurada JWXO iyo San Diego

San Diego: Maalintii Axada ee 8dii bisha September, 2013 ayaa Jaaliyadda Somalida Ogadenia ee ku dhaqan magaalada…
9 September 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Munaasabadda Sanadguurada Asaaska JWXO oo Gud.Ku-Xigeenka JWXO uu Kala Qaybgalay Jaaliyadda Melbourne

Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 08/9/13 waxaa gobalka Victoria ee Magalada Melbourne laga xusay…
8 September 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Siminaaro Ilays TV ku Qabteen Magaalada London Hoggaanka Warfaafintu Soo Diyaariyay

Ilaystv ayaa ku qabtay Siminaar saxaafadeed Studiaha Ilays ee magaalada London. Siminaaradan oo maanta bilowday waxaa…
8 September 2013
Caalamka · Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

Riwaayadii – Godlataye Xornimo Gaawaha u Tolo- Markii Xalay laga Daawaday Nairobi ..

Sidaad la socoteen waxaa xalay lagu qabtay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya Riwaayadii lamagac baxday…
8 September 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Denmark oo Si Diiran Looga Xusay Sanad Guuradii 29aad ee Kasoo Wareegtay Aas Aaskii JWXO.

Waxaa xalay oy taariikhdu ahayd 7/09/2013, laguqabtay caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen munaasabad siwanaagsan loosoo agaasimay oo lagu xusay Sanad-Guuradii 29aad ee kasoo…
8 September 2013
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Dhacdooyin · Ogadeniya

Cabdullahi Cabdi Dool (Timajilic) oo ka Tirsanaa Maxaysatada Gumaysiga oo Wareysi Siiyay IleysTV

Waxaa ku soo qulqulaya dawladaha dariska qaar badan oo ka soo goosanaya maxaysatada Hawaarinta oo asbaaba…
3 September 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Siduu u Dhacay Xaflada Sanadguurada JWXO ee Edmonton ..

Jaaliyada magaalada Edmonton ayaa maalinimadii Axada ee taariikhdu ahayd Sep 01 qabatay xaflad aad u balaadhan oo…
3 September 2013