Dhacdooyin
ONAOgadeniya, Ogeysiis, Siyaasad
OGAYSIIS – Shirkii OYSU/Finland
WAXAA LA OGEYSIINAYAA XUBNAHA MIDOWGA DHALIYARADA IYO ARDAYDA OGADENIYA EE DALKA FINLAND IN LA QABAN DOONO…
4 September 2012
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Shirweynihii Jaaliyada S.Ogaadeeniya ee Kenya.
Shirweynihii Jaaliyada S.Ogaadeeniya ee Kenya. Waxaa maanta magaalada Nairobi ka dhacay shir ayisugu yimaadeen Xubanaha…
3 September 2012
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Xafladi Sanad Guurada JWXO oo ka Dhacday Sandiego
Axad, September 02, 2012: waxaa magaalada San Diego ee gobolka California oo ah cariga maraykanka ka…
3 September 2012
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Ururka Haweenka Ogadeniya ee Finland oo Shir Isugu Yimid Caasimada Helisink
waxaa shir heersare ah isugu yimid ururka haweenka somalida Ogadenia ee dalkan finland. shirkaas oo kadhacay xafiiska…
3 September 2012
Bandhig-faneedkii Oslo iyo Sanca
Meela kala duwan oo caalamka ka mid ah ayaa sanadwalba lagu qabtaa Bandhi-faneed ay ku kulmaan…
29 August 2012
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Sanad-guurada 28aad ee JWXO oo Meela Kala Duwan oo Koonfur Afrika ah lagu Xusay
Sidaad kala socoteen warbaahinta waxaa meela kala duwan uu caalamka ah ka socoday damaashaadka sanadguurada 28aad ee asaaskii ONLF. Xaflado balaadhan…
27 August 2012
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Siday uga Qaybgaleen Bandhig-faneedkii Oslo Jaaliyadda S.Ogadenya ee Norway
Oslo- Waxaa goor dhaweyd si aad qurux badan loogu soo gaba-gabeeyey badhtamaha magaaladda Oslo ee dalka…
26 August 2012

JOKA oo Jaaliyadda Somaliyeed ugu Baaqaysa ka Soo Qaybgalka Xafladda Sanadguurada 28aad
Dhamaan bulshada Somaliyeed ee ku nool Port Elizabeth iyo magaalada Uitenhage iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa…
23 August 2012
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Finland oo Loogu Baaqayo Jaaliyadda ka Soo Qaybgalka Xuska Sanadguurada 28aad
Waxaa dhamaan jaaliyadda soomaalida Ogadenya ee ku nool wadanka Finland la ogeysiinayaa in maalinta taariikhdu ay…
21 August 2012
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
TV-ga Royal oo Xalay laga Daawaday Xaflad ay Jaaliyadda Al-Xasa ku Xusayeen Sanadguurad 28aad
Waxaa dunida dacaladeeda laga daawaday xalay xaflad si fiican loo soo agaasimay oo jaaliyadda Al-Xassa ee…
21 August 2012
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Jaaliyadda Perth Waxay Iyaguna ku Wada Ciideen Beerta Kings Park
Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 19/8/12 ay jaaliiyada S.Ogadeeniya ee magaalada Perth ee Galbeedka Austaraliya ay…
19 August 2012
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Sawirro Muujinaya Halganka ku Dhisan Isku Tashiga Shacabka Somalida Ogadenya
muuqaladan waa muqaalo kooban oo ONA ugu talo gashay Maalinta Ciida iyo Sanadguurada JWXO waxayna tusmo…
19 August 2012
Naftoodhurayaasha Jiida Hore oo Hambalyada Ciida ka Diraya RX
Dhagaystayaal waxaan halkan idiinku gudbinaynaa barnaamijkii salaamaha iyo hambalyada ciidda barakaysan iyo sanadguurada ONLF Qaybtiisii koowaad…
19 August 2012

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) oo Diraya Hambalyada Ciidda Barakaysan
Ururka Midawga Dhalinyarda iyo Ardayda S.Ogadenya (OYSU) wuxuu leeyahay Ciid Mubaarak meel kaste oy ka joogaan…
19 August 2012
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Ciid Wanaagsan Dhamaantiin
Waxaan munaasabaddan ciida ee abarakaysan aan salaam Bogaadin iyo Tahniyad xambaarsan u dirayaa, dhamaan umadda Muslimka…
18 August 2012
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Aragtida Akhristaha – Sanadguuradii JWXO ee 28aad iyo Sansaanta Xoriyada Ogadenya
Maanta waa malin ku wayn S.Ogadenya meel walba ooy jogan, waa malin xusuus mudan oo qofkii wadankiisa…
18 August 2012
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Afur Wadaag ay Jaaliyadda S.Ogadenya iyo Oramia ku Yeesheen Magalada Perth
Waxaa xaflad afur-wadaag ah yeeshay taariikhdu markay ahayd 15/08/12 jaaliyadda S.Ogadeniya ee magaaladda Perth iyo jaalidda…
16 August 2012
