Opens in a new tab

Dhacdooyin

Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

Halgame Xaaji Cali Shoocaac oo Hadal Dhaxal Gal ah ka Jeediyay Xafladda ONLF JIGJIGA

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
15 August 2023
Dhacdooyin · Ogadeniya

Waxaa Dagmada Guna-gada oo ka Tirsan Gobolka JARAR ka Qabsoontay Munaasabadii Sanad-guurada ee Aas-aaska Jabhada Wadaniga Xoraynya Ogadenia …

Waxaa Dagmada Guna-gada Oo ka tirsan Gobolka JARAR ka Qabsoontay munaasabadii sanad-guurada ee Aas-aaska Jabhada Wadaniga…
15 August 2023
Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

Jigjiga Xafladdi Sannad-guurada ONLF, Abdulahi Abdiqani, Cumar Soya iyo Nafteed Hurto Gaari

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
15 August 2023
Dhacdooyin · Ogadeniya

Xuska Sanad Guurada 39 ee 15 August oo Magaalada Fiiq laga Xusay

Waxaa magaalad fiiq ee xarunta gobalka erer laga xusay xuska sanad guurada 39 ee 15 August…
15 August 2023
Dhacdooyin · Ogadeniya

Xuska Dhalashada ONLF oo Qabridahare laga Xusay

Waxaa si habsami leh kusoo idlaaday Xaflada lagu maamuusayay dhalashadii Ururka ONLF oo kubeegan maanta oo…
15 August 2023
Dhacdooyin · Ogadeniya

Dag Dag: Xerada Qoxootiga Dhagaxley oo laga Xusay Maalinta Dhalashada Ururka ONLF

Waxaa hada Xerada Qoxootiga Dhagaxley ka furantay xaflad lagu maamuusayo Aas'aaskii Ururka ONLF. ONA.
15 August 2023
Dhacdooyin · Ogadeniya

Waxaa Hadda Furmaysa Munaasabaadii Xuska Sannad-guurada 39 ee 15-ka August

Hoolka Qaryaan Dhoodaan. Xubnaha Warfaafinta JWXO ee sida tooska ah u haya shaqada warbaahineed.
15 August 2023
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Xaafada Soomalida ee Islii ee Dagmada Kaamakuuji Caasimada Nairobi Bulshada Dagan ayaa Is Kugu Soo Baxday Wada Haawayga AUN Maxamad Yuusuf …

Xaafada Soomalida ee Islii ee Dagmada Kaamakuuji Caasimada Nairobi Bulshada Dagan ayaa is kugu soo Baxday…
15 August 2023
Ogadeniya · Ogeysiis

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis

Waxaa la ogaysiinayaa xubnaha JWXO iyo Taageerayaasha ee ku sugan magaalada godey ee xarunta gobalka shabelle…
15 August 2023
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Qayb ka Mid ah Dhalinyarada OYSU ee Magaalada Nairobi iyo Diyaar Garoowga Xalaflada Sanadguurada Maalinta Shacab Waynaha Ogadenia oo …

Qayb ka mid ah Dhalinyarada OYSU ee Magaalada Nairobi iyo diyaar Garoowga Xalaflada Sanadguurada Maalinta Shacab…
14 August 2023
Muuqaal · Ogadeniya · Ogeysiis

Daawo: OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

Waxaa dhamaan la Ogaysiinayaa Shacab waynaha ku dhaqan Magaalada JIGJIGA in ay ka soo qayb-galaan Maalinta…
14 August 2023
Dhacdooyin · Ogadeniya

Xubnaha JWXO ee Magaalada Qabri-dahar oo Isugu Yimid Shir Siheer-sare ah Losoo Agaasimay Loguna Diyaar Garoobayo Xuska Sanadguurada 39aad …

Xubnaha JWXO ee Magaalada Qabri-dahar Oo isugu Yimid shir siheer-sare ah losoo agaasimay loguna diyaar garoobayo…
13 August 2023
Ogadeniya · Ogeysiis

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

Waxaan ogeysiineynaa uguna Hambalyayneynaa Dhammaan Shacabweynaha Somalida Ogaadenya Ee Dacalada Dunida kala Jooga Sanad-Guurada 39ªªd Ee…
13 August 2023