Dhacdooyin

Daawo: Xisbiyada Siyaasadda Degaanka oo Iclaamiyay Shirweyne
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
17 September 2022

Jaaliyada Soomalida Ogadenia ee Dalka Sweden Waxay Xalay 10 Bisha Sebtember 2022 ay Qabatay Shir Wayn oo ku Maamuusayso Xaflada …
Jaaliyada Soomalida Ogadenia ee dalka Sweden waxay xalay 10 bisha sebtember 2022 ay qabatay shir wayn…
11 September 2022

Hordhac Waxaa Hada Si Habsami ah u Socda Xaflada Maamuuska Sanadguurada 38 Aad ee Asaaska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO Taasoo ka …
Hordhac Waxaa hada Si habsami ah u socda Xaflada Maamuuska Sanadguurada 38 aad ee Asaaska Jabhada…
10 September 2022

Ogaysiis Ogaysiis Dhamaan Xubnaha JWXO ee ku Sugan Magalada Jigjiga Waxaa la Ogaysiinayaa Bari Axada oo ay Tariikhdu ku Beegan Tahay 11 …
Ogaysiis ogaysiis Dhamaan xubnaha JWXO ee ku sugan magalada jigjiga waxaa la ogaysiinayaa bari Axada oo…
10 September 2022

Xuska Sanadguurada Jabahada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO oo laga Xusay Magaalada Sanca ee Dalka Yemen
Xuska Sanadguurada 38 aad ee JWXO ayay Xubnaha kala duwan ee Jahliyada Ogadenia ee dalka Yeman…
10 September 2022

Dhaanto Cusub iyo Kooxda Hanqadh ee Jwxo
wacdarihii xuska sanad guurada jwxo ee15 August Samiir yare iyo Anfac Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan…
6 September 2022

Wariyayaasha JWXO oo Tababbar u Soo Gabagaboobay
Waxaa galabta oo Axad ahayd tababbar muhiim ah, oo socday muddo laba beri ah, loo soo…
4 September 2022

Sawiro Hordhac ah Xaflada Sanadguurada 38 Aad ee Asaaska JWXO oo Si Balaadhan Looga Xusay Magaalada Caasimada ah ee Nairobi ee Dalka Kenya
Waxaa goobjoog ah madaxda ugu saraysa JWXO oo uu hogaaminayo Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Admiraal Maxamad…
4 September 2022

Suldaan Seeraar iyo Sanad-Guuradii Onlf ee Caawa Minneapolis Minnesota
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
4 September 2022

Xuska Sanad-Guurada 38-Aad ee Jabbhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya (JWXO) ayaa lagu Qabtay Magagaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota
Xuskan Ayaa Waxaa Kasoo-Qaybgalay Kumanaan Kamid Ah Jaaliyada Soomalida Ogaadeeniya Ee Gobolka Minnesota, Xildhibaanada Gobolka Minnesota…
4 September 2022

Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee Dagmada Garbo oo Yeeshay Kulan Balaadhan oo lagu Sagootinayo Sidoo Kalana lagu Dhiiri …
Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee Dagmada Garbo oo yeeshay kulan balaadhan oo lagu sagootinayo…
2 September 2022

Xafladda Sannad-guurada 38aad oo Tuulada Abaa-qorrow lagu Qabtay
Waxaa tuulada Abaa-qorrow oo ka tirsan Degmada Iimay Galbeed ee Gobolka Af-dheer si qurux badan looga…
2 September 2022

Sanadguuradii 38aad ee JWXO oo Boosaaso laga Xusay
Waxaa goor dhaw si nabad ah ufurantay xaflad balaadhan oo lagu maamuusayay dhalashadii Ururka ONLF oo…
2 September 2022

Xafladda Sannad-guurada 38aad oo Tuulada Wiyillay lagu Qabtay
Waxaa tuulada Wiyillay oo ka tirsan Degmada Waangay ee Gobolka Erar si qurux badan looga xusay…
30 August 2022

Xaflada Sanadguurada 38 Aad ee Asaaska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa laga Xusay Tuulada Godcusbo ee Dagmada Hargeele Gobolka …
Xaflada Sanadguurada 38 aad ee Asaaska Jabhada wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa laga xusay Tuulada Godcusbo…
30 August 2022

Tuulada Qawdhere oo laga Xusay Sannad-guurada 38aad
Waxaa tuulada qawdheere oo Dagmada imay bari katirsan ee Gobolka Shabeelle lagaxusay sanadguurada 38aad ee kasoo…
28 August 2022


