Dhacdooyin
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Ciidanka Gumaysiga oo Labogarday Saraakiil Lagaga Laayay.
Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya dagaal culus oo maalinnimadii…
10 April 2016
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogaysiis: Shir Abaabul Ooy Qabanayaan Isabahaysiga PAFD, Frankfurt-Germany.
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacab waynaha Somalida Ogadenyia iyo taaageerayaasha isbahaysiga PAFD in shir lagu taageerayo…
8 April 2016
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Daawo: Shacabka Oromda oo Hubka Qaatay & Mudaharaadyadii Kooxda TPLF laga Soo Hojeedo oo Wali Siisocda.
Daawo Shacabka Banaanbaxayay oo hubka qaatay sheegayna inay hiil iyo hoo u la garb taaganyihiin ciidamada…
7 April 2016
ONAOgadeniya, Ogeysiis
Ogaysiis Muhiim ah oo ku Socda Dhagaystayaasha Idaacada Codka Dadwaynaha Soomaaliyeed
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan dhagaystayaasha Idaacada codka dadwaynaha Soomaaliyeed, in wakhtiyadii ay idaacadu soogali jirtay,…
5 April 2016
Daawo: Xafladii lagu Soo Gabagabeeyay Shirwaynihii Isbahaysiga PAFD
Daawo: Gabagabadii Xafladii shirwaynahii Isbahaysiga PAFD. oo ay ka dhaanteeynayaan Qoomiyadahii isbahaysiga samaystay ee Oromo, Ogaden,…
5 April 2016
Daawo: Dhalinta OYSU ee Seattle Washington oo ka Hadlaya Shidaalka Ogadenya
Qaar kamid ah dhalinta OYSU ee ka howl gala cariga Maraykanka siiba Seattle Washigton ayaa digniin…
30 March 2016
ONACaalamka, Dhacdooyin
Maxkamada Sare ee Masar oo 32-Garsoore Xilka ka Qaatay Kadib Taageero ay Mursi u Muujiyeen.
Maxkamada Sare ee dalka Masar ayaa Isniintii soo saartay qoraal lagu sheegayo in shaqadii laga fadhiisiyey…
30 March 2016
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Shirkii Bilaha Ahaa ee OYSU Ifo oo Si Heer Sare ah u Qabsoomay+Sawiro
Maalinnimadii shalay oo ahayd maalin Axad ah taariikhduna kubegnayd 27/03/2016 waxaa xerada qoxootiga ifo ee deegaanka…
28 March 2016
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Jaaliyada Somalida Ogadenya ee K/Africa oo Kulan Balaadhan Kuqabatay Magaalada P.E.
Jaaliyada Somalida Ogadenia ee dalka Koonfur Africa (JOKA) ayaa ku jirta olole balaadhan oo loogu magacdaray…
27 March 2016
ONADhacdooyin, English
Al Jazeera: Ethiopia’S Oromo People Demand Equal Rights in Protests.
Wolonkomi, Ethiopia - Six-year-old Abi Turi and her nine-year-old brother Dereje have not been attending classes in…
27 March 2016
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya oo lagu Qabtay London+Sawiro
Shir lagu xusayay maalinta xasuuqa shacabka somalida ogadenia ayaa ku qabsoomay xarunta jaaliyada ogadenia ee London.…
26 March 2016
ONADhacdooyin, English
PAFD in a High Level Conference to Establish Governing Council
March 25, 2016 ASMARA (ONA) – The Peoples’ Alliance for Freedom and Democracy (PAFD) has been…
26 March 2016
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Jaaliyada Switzerland oo Banaanbax Balaadhan Kuqabatay Magaalada Geneva.
Waxaa ka dhacay Xarunta Qaramada Midoobay (QM) ee Geneva banaanbax lagu diidanyahay heshiiska xaaraanta ah ee…
26 March 2016
Daawo: Heestii Batroolyahow ee Ururkii OYN-Waqooyiga America.
Bahda ONA waxay todobaadkan akhristeyaasha qiimaha iyo qaayaha badan leh u haynaa hees taariikhi ah ood…
26 March 2016
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Diyaar Garawga Shirweynihii 10aad Jaaliyaadka Soomaalida Ogaadeeniya ee Pacifiga
shir waynihii 10aad jaaliyada soomaalida Ogaadeeniya ee Pacifiga ku dhaqan ayaa wuxuu furmi doonaa maalinta bari…
25 March 2016
ONAOgeysiis
Ogaysiis: Jaaliyada London oo Qabanaysa Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya.
Sida muuqaalkan hoose ku xusan Jaaliyada Somalida Ogadenya ee London ayaa waxay ku wargalinaysaa dhamaan shacabwaynaha…
24 March 2016
ONADhacdooyin, English
Ethiopia: Oromo Protests Continue Amid Harsh Crackdown
The 18-year-old student in Ambo told Al Jazeera that he was shot in his hand when…
24 March 2016

TPLF Regime Forces Continue to Harass and Detain in Konso.
At least 170 people have been detained at the premise of a technical school in Konso,…
23 March 2016
