Dhacdooyin
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogaysiis – Banaabax Looga Soo Horjeedo Xasuuqa Itobiya ay ka Wado Ogadenya
Jaaliyada Ogadeniya ee Dalka Koonfur Africa waxay Ogaysiinaysaa dhamaan dadweynaha Somaliyeed ee ku dhaqan Dalka Koonfur…
13 March 2014
ONADhacdooyin, English
OT – Hundreds Protest Against Ethiopian Human Rights Abuses in Ogaden at Geneva Conference
Hundreds of Somali people from Occupied-Ogaden region and ONLF supporters protested against Ethiopian human rights abuses…
12 March 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Faahfaahin Dheeraad ah iyo Sawiro Qaali ah – Banaanbaxii Geneva
Banaanbax aad u culus oo ay isugu yimaadeen boqolaal ka socda jaaliyadaha Ogaadeenya ee Yurub ayaa…
11 March 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Habeenkii Jaangow iyo Hidaha Somaliyeed oo Nairobi Looga Caweeyay
Caawa waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Bandhig Faneed (show) lamagac baxay Habeenka Jaango iyo Hidaha Soomaaliyeed.…
9 March 2014
Ogaysiis – Shirweynihii Jaaliyadda Qaaliga ah ee Koonfur Afrika oo Dib Loogu Dhigay 25ka Bishan
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha Jaaliyada Ogaadeeniya ee Koonfur Afrika meel kasta oo ay jogaan in…
8 March 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Dugsiyada Sare ee London oo Looga Hadlay Qadiyada Ogadeniya
Dugsiyada Sare ee magaalada London ayaa laga bixiyay casharo ku aadan taariikhda dhulka somalida Ogadeniya. Casharadan…
3 March 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Jaamacada Birmingham University Bandhig Qadiyada Ogadeniya Loogu Sameeyay
Isniin 03/03/2014 Birmingham Jaamacada Birmingham University ee ku taala caasimada labaad ee wadanka Ingiriiska ayaa lagu…
3 March 2014
ONADhacdooyin, Ogadeniya
WaagaCusub – Xuseen Cirfo waa Dambiile Magacii Reerkiisa Meel uga Dhacay
Shabakadda Waagacusub oo ku caanbaxay baadhitaanka siraha qarsoon ayaa soo bandhigay ninkii ka dambeeyay dhalinayardii uu…
2 March 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Xaflad Xil-wareejin ah oo Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) Faraca Finlad u Qabsoomay
Waxaa maanta shalay oo Sabti ahayd lagu qabtay xarunta jaaliyadda Soomaalida Ogadeniya xaflad xilwareejin ah oy…
2 March 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Jaaliyadda Yemen oo Isugu Timid Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya (Ogaden Massacre Day).
Waxaa maanta oo Jimca ah lagu qabtay dalka Yemen shir aad u balaadhan oo looga hadlayey…
28 February 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Banaanbax ay Jaaliyadaha Ogadeniya ee Europe ku Qabanayaan Xarunta Qaramada Midowbay (UN) ee Geneva 10 March 2014
Banaanbax ka hor dhici doona xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva, Switzerland, taariikhdu markay tahay 10 March…
26 February 2014
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogeysiis: Kulanka Haweenka Somalida Ogadeniya 8 March 2014 2pm London UK.
Ogeysiis ku socda dhamaan haweenka Somalida Ogadeniya ee ku nool wadanka UK, gaar ahaan Magaalada London…
26 February 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Wa-Khitaamuhu Misk – Ayuu Ahaa Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya ee lagu Qabtay Nairobi
Waxaa magaalada Nairobi ka dhacay xaflad sidii looga bartay jaaliyadda Nairobi ay u soo agaasimeen hab…
26 February 2014
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Xerada Ifo oo Si Fiican Looga Xusay Maalinta Xasuuqa Ogadenya
Maalin nimadii Isniita ay taariikhdu kubeegnayd 24/2/14 waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay…
25 February 2014
ONAOgadeniya, Ogeysiis
Ogaysiis!!! Ogaysiis!!! Xuska Munasabada Baroordiqda Malinta Xasuuqa Ogadenya oo lagu Qabanayo Minneapolis.
Xayaysintani waxa ay xanbarsanatahay maclumadka munasabada Xuska Baroordiiqda Malinta Xasuuqa Ogadenya (Ogaden Massacre Day) oo lagu…
25 February 2014
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Maalinta Xasuuqa Ogadenya oo Si Fiican Looga Xusay Xerada Dhadhaab
Maanta oo ay taariikhdu kubeegnayd 23/2/14 waxaa xerada Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab laga xusay Maalinta Xasuuqa…
23 February 2014

Shir Dhalinyarada OYSU ku Qabteen Magaalada London, UK
Shir si aad u weyn looga soo qeybgalay ayaa Dhalinyarada OYSU UK ku qabteen magaalada London.…
23 February 2014
OgadenTV – Ethiopia Waxay Taalo u Dhisi Doontaa Siyaad Bare .. Daawo
Waxaa Shalay Magaalada Nairobi ee Caasimada wadanka Kenya lagu Qabtay Shir lagu Maamuusayay Maalinta Afka Hooyo …
23 February 2014
