Itoobiya
ONAItoobiya
119 Xabsi oo Kamida Jeelasha Ethiopia oo Hayada Xuququl Insaanka Ethiopia Booqanayso
Haayada Xuquuqul Insaanka Ethiopia ( Ethiopia Human Rights Commission) ayaa sheegtay inay baadhitaano ku sameyn doonto…
18 September 2012
ONAItoobiya
Wareysi lala Yeeshay Wariyashi Ree Sweden Saaka Subaxdi SVT
Wariyaasha Ree Sweden ayaa saaka saacad ka hor lagawareystay Barnaamijka Subaxdi kabaxa SVT ee Gomorron Sweden…
18 September 2012
ONAItoobiya
Kacaan Mucjisa ah Ayuu Ahaa
Shabakada Ethiopian Review oo afgka mucaaradka Amxaarada ku hadasha ayaa ku tilmaantay isbadalka ka dhacay Adisababa…
18 September 2012
ONAItoobiya
Video- Lahelay ka Daawo Beentii lagu Xidhay Wariyayaasha Ree Sweden
TVyada Caalamiga ah oo u horeyeen kuwa Sweden STV1 iyo STV2 ayaa laga daawan doona Filimaan…
11 September 2012
ONAItoobiya
Waa kuma M/Weynaha Cusub ee loo Doortay Somaliya Oon u Hambalyaynayno
Baarlamaanka Somaliya ayaa markii ugu horeysay tan iyo burburkii qarankii Somaliyeed 1990kii ku guulaystey xalay inay…
11 September 2012

Ugu Danbeynti Schibbye iyo Persson oo Helay Xoriyadoodi Kanaso Baxay Xabsigi Ethiopia
10/09/2012 Waxaa maanta oo Isniin ah lasii dayay labadii wariye ee u dhashay wadanka Sweden Schibbye iyo…
10 September 2012
ONAItoobiya
Oslo: Shirkii Xubnaha Jaaliyadda Norway oo Cambaareeyey Xasuuqii Qoriile.
Norway-Waxaa caawa fiidkii xarunta Jaaliyadda Norway ee Oslo, kulan heer sare ah ku yeeshay hawl-wadeennada iyo…
9 September 2012
ONAItoobiya
GF-ta ee Xisbiga EPRDF oo ku Kala Qaybsamay Fadhigii Saaka
Wararka laga helayo Adisababa ayaa sheegaya in shirkii ay isugu yimaadeen saaka Golaha Fulinta ee xisbiga…
5 September 2012
ONAItoobiya
Geerida Meles Zanaawi iyo Gabagabada TPLF
Dunida waxaa wayahan danbe daboolay Kaligood-taliyeyaal (dictators), gacan ku-dhiiglayaal ah oon dad iyo duunyo midna reebaynin,…
5 September 2012
Poliska Australiya oo Diiday in Wadankaas lagu Qabto Baroor Diiqda Zenawi.
Dowlada Australiya ayaa joojisay in Males Zenawi loogu sameeyo tacsi wadanka Australiya. Dad kasoo jeeda Ethiopia…
3 September 2012
ONAItoobiya
Baroordeeqda Meles Zanawi Ujeedada ay ka Leeyihiin TPLF !!
Ugu damabayn cadaabkii uu Ilaahay ugu talagalay ayaa loo sii qaaday Meles shalay, qofkii jeclaa iyo…
3 September 2012
ONAItoobiya
Mashquuli Inta Aanay Kugu Mashquulin
Siduu ku sheegay Dr. Selam Beyene maqaalkiisii aan ka soo tarjunay ( ka akhri halkan ), waxay…
1 September 2012
ONAItoobiya
Shacabka Itoobiya oo Farxad Darteed u Ooyey.(Qeybt 1aad)
Maqaal aad u xiisa badan ayuu qoraaga maqaalka Maxamad Ilyas ku soo gabagabeeyay sheekadan ka xogwarameysa…
31 August 2012
ONAItoobiya
Warkii ugu Dambeeyay ayaa Sheegaya Inuu Al-Camuudi Luudmo ku Yimid Addis-ababa
Wararkii ugu dambeeyay ay soo qoraan shabakadaha mucaaradka ee la socda dhaq-dhaqaaqa xukuumadda dhiigyacabka ah ee…
28 August 2012
ONAItoobiya
Bulshada Itobiya Qaybaheeda Kala Duwan oo lagu Qasbayo Inay Baroortaan – by Selam Beyene
Aqoonyahan PhD haysta oo si fiican ula socda xaaladda Itobiya ayaa ku tilmaamay inay garab marsan…
27 August 2012
ONAItoobiya
Sheekh Ummal oo ka Hadlay Dadki u Tacsiyadeeyay Males Zenawi Qudbadi Jimcaha Maanta
Sheekh Ummal ayaa maanta qudbadi Jimacaha kusoo qaatay khudbadii Jumcaha Tacsida madaxda soomaalida qaar kamid aha ay …
24 August 2012
ONAItoobiya
Faalo – Isbadalka Ethiopia Oon la Saadaalin Karin
Waxaa qorshaysnayd in maalinkii shallay ahayd ay isugu yimaadaan kulan aan caadi ahayn barlamaanka Ethiopia, kulankaas…
24 August 2012
ONAItoobiya
Maamulada Somalida Qaarkood oo Loogu Baaqay Inay Tawbad Keenaan
Oslo- Sheekh Abdiwali Sheekh Ahmed oo kamid ah Culumaa'udiinka Soomaaliyeed ee ku dhaqan qaaradda Yurub kuwooda ugu…
23 August 2012
