Siyaasad

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Waxaa dhammaan xubnaha JWXO ee ku dhaqan magaalada jigjiga la ogaysiinayaa in uu jiro maalinta axada…
4 November 2023

Ururka Dhalinyarada OYSY Faraciisa Tuulada Gabogabo oo Kulmay
Waxaa Xafiiska JWXO Ee Santarka Gabogabo Ee Dagmada Marsin Ee Gobalka Qoraxay Ka Qabsomay Shir Ay…
3 November 2023

Gobay Qiimo Badan oo uu Abwaan Shugri Afwaax ka Soo Jeediyay Kulankii Shalay Galab ee Xubnaha JWXO ee Magaalada Godey ee Xarunta Gobalka …
Gobay qiimo badan oo uu abwaan Shugri afwaax ka soo jeediyay kulankii shalay galab ee xubnaha…
27 October 2023

Xubnaha JWXO ee Magaalada Qabridahar oo Kulankoodi Todobaadlaha Ahaa Isuguyimid
Waxaa galabta kaqabsoomay xafiiska ONLF ee magaalada qabridahar ee gobolka qoraxay kulan si heer sare ah…
27 October 2023

Shirkii Isbuuclaha Ahaa ee Xubnaha JWXO ee Magaalada Godey oo Galabta Qabsoomay
Waxaa galabta xafiiska jabhada wadaniga xoraynta Ogadenia JWXO ee Magaalada godey ee Xarunta Gobolka shabelle ka…
26 October 2023

Daawo: Shirkii ka Qabsoomay Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya JWXO ee Magaalada Dhagax-buur ee Xarunta Gobolka JARAR
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
25 October 2023

Caawa Waxaan Isla Dul Istaagaynaa 5/Sano oo Heshiis ah Kadib
1=Nooceebuu ahaa heshiiskii la galay? 2=ONLF yay la heshiisay 3=Maxaa ka hirgalay maxaase hirgalin?
25 October 2023

Kulankii Maanta ayaa Waxaa Goobjoog ka Ahaa Abuu Kaataha Ogaden Community Mr. Dr. Karl Von Batten
Waxaa maanta Shirka ku sugnaa wafdiga JWXO oo uu hogaaminayey afhayeenka JWXO Cabdulqaadir Hirmooge si ay…
24 October 2023

Gudoomiyaha JWXO Dr Abdirahman Mahdi 5/Sano oo Heshiis ay Ogaden National Liberation Front laga Joogo Itobiya Maxuu ka Yidhi ?
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
23 October 2023

Ururka Dhalinyarada OYSU Faraciisa Magaalada Godey oo Shir Isoogu Yimid
Waxaa galabta shir si heer sara ah loo soo agaasimay isoogu yimid Ururka dhalinyarada iyo midawga…
22 October 2023

Ururka Dhalinyarada Oysu Faraciisa Dagmada Imay Bari oo Shirkoodii Isbuuclaha Ahaa Isoogu Yimid
Waxaa galabta kulan.koodii isbuuclaha ahaa isoogu yimid Ururka dhalinyarada iyo midawga ardayda somalida Ogadenia OYSU faraciisa…
19 October 2023

Xubnihii JWXO ee ku Xidhnaa M.Dhagaxbuur oo Xoriyadoodii Dib Uhelay
Xubnahan oo in Mudo ah ku xidhnaa magaalada Dhagaxbuur ee Xarunta Gobolka JARAR oo isugu Jiray…
14 October 2023

Xubnaha JWXO ee Magaalada Qabridahar Ookulankodii Todobaad Laha Ahaa Isu Yimid
Ujeedka Kulankan Ayaa Daarana Dardargalinta Shaqada Ururka ONA QORAXAY
14 October 2023

Ururka Dhalinyarada Oysu Faraciisa Dagmada Imay Bari oo Kulan Shaqo Qaybsi ah Isoogu Yimid
Waxaa kulan shaqo qaybsi ah isoogu yimid Ururka dhalinyarada iyo midawga ardayda somalida Ogadenia faraciisa dagmada…
13 October 2023

Xubnaha JWXO ee Magaalada Godey ee Xarunta Gobolka Shabelle oo Si Heer Sara ah u Xusay Dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH
Waxaa xafiiska jabhada wadaniga xoraynta Ogadenia ee magaalada godey lagu qabtay munasabad lagu xusayo bisha barakaysan…
9 October 2023

Shirkii Isbuuclaha Ahaa oo ay Yeesheen Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee Dagmada Qabridahar ee Xarunta Gobolka Qorahay
Waxaan shalay shir muhiima yeeshay xubnaha magaalada Qabridahar ee JWXO waxaana si waafiya warbixin xubnaha iyo…
9 October 2023

OYSU Godey oo Kulan Yeeshay
Waxaa galabta oo Axad ahayd kulankoodii caadiga ahaa yeeshay Midawga Dhallinyarada iyo Ardeyda Ogaadeenya ee OYSU…
8 October 2023

Baaqii Gudoomiye ku Xigeenka Xubnaha JWXO ee Gobalka Shabelle Mudane Abdi Amaan Soyaan
ONA SHABELLE Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
7 October 2023
