Opens in a new tab

Siyaasad

Ogadeniya · Siyaasad

Ururka Dalada Waxbarasha JWXO ee Faraca Magaalada Jigjiga oo Kulmay

ku lan ay isgu Yimaaden ururka dalada wax-barashada ee JIGJIGA Ayaa ka qabsoomay Xafiiska JWXO Gobolka…
3 February 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Qaar Kamid ah Naftood Hurayaasha JWXO oo Dhoobley ku Shiray

Maamulka Xubnaha JWXO ee ka dhisan Dagmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ee dalka Somalia ayaa…
3 February 2023
Ogadeniya · Ogeysiis · Siyaasad

Ogaysiis

Dhamaan Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee Caasimada DDS Ogadenia #JIGJIGA waxaa la ogaysiinayaa inuu…
3 February 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Xubnaha JWXO ee Dagmada Dhanaan oo Shiray

Waxaa Shir heer sare ah iskugu yimaaday Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadenia JWXO ee Dagmada Dhanaan…
2 February 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Shirkii Hoyooyinka JWXO ee Magaalada Godey oo Maanta Qabsoomay

Waxaa Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeenia JWXO Magaalada Godey ee Xarunta Gobolka Shabeele ka qabsoomay Shirkii…
2 February 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Xubnaha JWXO ee Dagmada Garbo oo Kulmay

Waxaa galabata oo khamiisa kulankoodii todobaadlaha ahaa iskugu yimaaday xubnaha jabhada wadaniga xoraynta ogaadeeniya JWXO ee…
2 February 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Maamulka JWXO ee Gobalka Faafan oo Shiray

Waxaa shirkoodii todobaadlaha ahaa iskugu yimaaday maamulka Jabhada wadajiga xoraynta ogaadeenia JWXO ee Goblaka faafan waxaana…
2 February 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Maamulka JWXO ee Dagmada Dhanaan oo gaadhayTuulada Koora

Waxaa Tuulada koore oo ka Tirsan Degmada Dhanaan,ee Gobolka Shabeele Shir ku qabtay, Maamulka JWXO Degmada…
1 February 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Afhayenka JWXO oo Dagmada Dhanaan lagu Soodhaweeyay

Waxaa Dagmada Dhanaan ee Gobolka Shabeele si balaadhan loogu soodhaweeyay Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO…
30 January 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Xubnaha JWXO ee Magaalada Ceel Wayne oo Shiray

Waxaa shir balaadhan isugu yimaaday Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeni JWXO ee Magaalada Ceel wayne ee…
30 January 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Xubnaha JWXO ee Magalada Qabri-dahar oo Shiray

Waaxa Magalada Qabri-dahar ee Xarunta Gobolka Qoraxay kaqabsomay Shirkii Isbuuclaha Ahaa ee Xubnaha JWXO Magaalada Qabri-dahar…
30 January 2023
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Xukuumadda DDS oo Albaabada Isugu Laabtay Dhamaan Xarumihii Warbaahinta Madaxa Banaan

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
29 January 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Qaar Maamullada Xubnaha JWXO ee Gobolka Qorraxay oo Tababbar loo Furay

Waxaa maanta oo sabti ah tababbar hoggaamineed loo furay maamulka xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO)…
28 January 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Afhayenka JWXO oo Gaadhay Godey

Waxaa Magaalada Godey ee Xarunta Gobolka Shabeele si Nabad ah kugaadhay Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia…
28 January 2023
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Daawo: Nabaddoon, Maxamed Sheekh Faarax oo ka Hadlay Kulankii Xubnaha JWXO ee Magaalada Boosaaso

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
28 January 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Gudoomiye ku Xigeenka JWXO oo ka Qayb Galay Qado Sharaf

Waxaa Hotelka stanbul ee Magaalada Jigjiga ka qabsoontay Qado sharafeed Loosameeyay Xubno ka mida Golaha dhexe…
27 January 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Afhayeenka JWXO oo lagu Soo Dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Garaad Wiil_Waal

Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO Halgamaa Cabdi Qaadir Xasan Biixi (Cadaani Hirmooge) ayaa galabnimadii maanta…
27 January 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Ururka OYSU Fariciisa Degmada Iimay-bari oo Shiray

Waxaa kulan wada-tashi ah isugu yimid ururka dhallinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogaadeenia ee OYSU farciisa Degmada…
27 January 2023