Siyaasad

Gudoomiyaha JWXO iyo Halganto Bishaaro Wacdi Shaqlane oo Siheer Sara ah Logu Soodhaweeyay Magaalada Jigjiga
Waxaa Magaalada Jigjiga ee Xarunta Gobolka Faafan si wayn loogusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia…
14 January 2023

Xubnaha Iimay Bari oo Shir Isigu Yimid
Shirkii Bilaha Ahaa ee Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya ee dagmada iimay Bari ee Gobolka Shabeele…
13 January 2023

Xubnaha JWXO ee Dagmada Dhanaan oo Shiray
Waxaa Shirkoodii isbuuclah ahaa isugu yimid xubnha jabhada wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee Dagmada dhanaan ee…
13 January 2023

Shirkii Is_Buuclaha ee Xubnha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya Magaalada Goday oo Qabsoomay
Shirka Xubnaha hawl wadeenka JWXO ee magaalada Goday ee caasimada Gobolka Shabeele oo ka qabsoomay Xafiiska…
13 January 2023

Gudoomiyaha Gobolka Liibaan ee JWXO oo Si Diiran loo Soo Dhaweeyay
Gudoomiyaha Gobolka Liibaan ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO Halgamaa Saalax Duqoow isaaq oo mudo laba…
12 January 2023

Kulan Balaadhan oo ka Qabsoomay Xafiiska JWXO ee Magaalada Qabridahar
Shir si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusay Gudoomiyaha Gobolka liibaan ee JWXO…
8 January 2023

Xubnaha Maamulka JWXO ee Gobolka Jarar oo Howl-gal Shaqo ku Jira
Waxaa qaar kamida Dagmooyinka Gobolka Jarar Howlgal Shaqo ku Maraya Xubnaha Maamulka JWXO ee Gobolka Jarar.…
7 January 2023

Ururka Dhalinyarada OYSU Dagmada Imay Bari oo Kulmay
Waxaa kulan isugu yimid Ururka Dhalinyarada iyo midoowka Ardayta Soonalida Ogadeenia OYSU ee Dagmada Imay Bari…
7 January 2023

Ururka OYSU Faraca Qalaafe oo Shiray
Waxaa Shir heer sare ah isuguyimid Dhalinyarada iyo Ardayda Soonalida Ogadeenia faraca Dagmada Qalaafe ee Gobolka…
6 January 2023

Xubnaha JWXO ee Godey oo Shiray
Waxaa Shirkoodii caadiga ahaa isugu yimid Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO magaalada Godey ee Xarunta…
5 January 2023

Xubnaha JWXO ee Dagmada Garbo oo Shiray
Waxaa Galabta oo khamiisa shirkoodii todobaadlaha ahaa iskugu yimaaday xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya JWXO ee…
5 January 2023

Shirkii Bilaha Ahaa ee Maamulada Xaafadaha Magalada Qabridahar oo Qabsoomay
Shirkan oo ka qabsoomay xafiiska jabhada Wadaniga xoraynta Ogaadeenya ee Gobolka Qoraxay kulankan oo ahaa mid…
5 January 2023

Xubnaha JWXO ee Ceel Wayne oo Shiray
Waxaa Shirkoodii bilaha ahaa isugu yimid Xubnaha JWXO Dagmada Ceel wayne ee Xarunta Gobolka Nogob shirkan…
4 January 2023

Daawo: Ku-xigeenka Xoghayaha Golaha Dhexe ee JWXO, Naftiiiure Axmed Ilka-case ONA Waraysi Siiyay
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
4 January 2023

Kulan Muhim ah oo ka Qabsoomay BLUE MOON HETEL
Kulan Qado Sharafeed ah Oo ay isu Yimaadeen Qaar kamida Xubnaha Kaadirka JWXO iyo Masuuliyiin ka…
2 January 2023

Hoyooyinka JWXO ee Gobolka Shabeele oo Shiray
Waxaa Shir koodii billaha ahaa isugu yimid Ururka Haweenka Ogaadeenya (UHO) ee Magaalada Godey ee Xarunta…
2 January 2023

Xubanaha Magaalaada Fiiq oo Kul-may
Waxaa Magaalada Fiiq ee Xarunra Gobolka Ee Erer Ka qabsoomay shir ay isugu yimaadeen Xubnaha JWXO.…
2 January 2023

Daawo: Shir ka Qab-soomay Xafiiska Gobolka Faafan ee Magaalada JIGJIGA
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
2 January 2023
