Siyaasad

Maamulka Mustafe Cagjar oo Jigjiga Dad Rayid ah ku Toogtay iyo Falalka Toogashada Rayaidka ee ay Gaystaan Ciidamada oo Mudo Badan Soo …
Maamulka Mustafe Cagjar oo Jigjiga dad rayid ah ku toogtay iyo falalka toogashada rayaidka ee ay…
22 February 2026
Maamulkii Dawlada Dagaanka Qoowmiyada Soomalida ee ay ONLF Dhistay Xuduudahiisii %20 waa la Qaatay Waxaana lagu Qataa Saxeexa Maamulada …
Maamulkii Dawlada Dagaanka Qoowmiyada Soomalida ee ay ONLF dhistay xuduudahiisii %20 waa la qaatay waxaana lagu…
16 February 2026

Kaadirka JWXO oo Kulan Isugu Yimid
Waxaa habeenimadii xalay oo Isniin ahayd kulan balaadhan oo dhanka isgaadhsiinta ah isugu yimid qaar kamid…
2 February 2026

Daawo Khudbadahii laga Jeediyay Madashii Balaadhnayd ee lagu Asaasay Isbahaysigii lagu Mideeyay Afkaaraha Siyaasada Soomalida Ogadenia
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
26 January 2026

Odayaasha Dhaqanka Dawlada Dagaanka Soomalida ayaa lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Nayrobi ee Caasimada Kenya Safar ay ku Soo Gaadheen Halkaas …
Odayaasha dhaqanka Dawlada Dagaanka Soomalida ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Nayrobi ee Caasimada Kenya Safar ay…
25 January 2026

Eng Axmad Cabsiye Ayay ONA Wax ka Waydiisay Mawqifka Siyaasiyiintu ka Leeyahiin Xaaladan Kala Guurka ah ee lagu Jiro
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
23 January 2026

Xoghayaha OYSU Faafan oo Kulan Laqaatay Xirfadlayaal Ree JWXO ah
Kulan casho sharaf iyo guubaabo ah ayaa magaalada Jigjiga ku dhex maray Xoghayaha dhalinta OYSU ee…
23 January 2026

Halkan ka Daawo Waraysi ku Saabsan Isbahaysiga Soomalida ee lagu Dhaqaaway Waxuu Yahay Waxaana ONA Marti u ah Dr Sakariye Axmad iyo Eng …
Halkan ka daawo Waraysi ku saabsan Isbahaysiga Soomalida ee lagu dhaqaaway waxuu yahay waxaana ONA marti…
22 January 2026

Waxaan Baahin Doonaaa Waraysi la Xidhiidha Isbahaysiga Soomaliyeed ee ay Samaysteen Ururada Soomalida Ogadeniya
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
21 January 2026

Goorma ayaa la_Gaadhi Doonaa in ay Sharaf Helaan Soomalida ay Qabsatay Itobiya .?
Waxaa joogta ka noqotay sanadahan inta uu maamulka PP qabsaday DDS ee uu Wakiilka ooga yahay…
21 January 2026

Gudoomiyaha JWXO DrAbdirahman Mahdi oo Hadal Kooban ka Jeediyay Madasha lagu Yagleelayay Ururada Soomaliyeed Isbahaysigooda
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
20 January 2026

Shirkii Isbahaysiga Ururada Deegaanka Soomaalida oo Guul Kusoo Dhamaaday
Shirkan oo ahaa mid aad muhiim u ah ayaa socday mudo labo bari ah waxaana lagu…
18 January 2026
