Opens in a new tab

Siyaasad

Ogadeniya · Siyaasad

Ururka OYSU ee Dagmada Imay Bari oo Kulmay

Waxaa kulankoodii caadiga ahaa isugu yimid Ururka Dhalinyarada midoowka Ardayta Soonalida Ogadeenia ee OYSU faraciisa Dagmada…
9 December 2022
Ogadeniya · Siyaasad

OYSU Kismayo oo Kulantay

Waxaa Shalay Galab Beerta Dalxiiska Ee Magaalada Kismayo Kulan Qiima badan Kuyeeshay Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda…
9 December 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Waftigii Maammulka JWXO ee Gobolka Qorraxay oo Barraajisaale Gaadhay

Waxaa Tuulada Barraajisaale ee Degmada Kudunbuur ee Gobolka Qorraxay bulshada kula kulmay waftigii Maammulka xubnaha Jabhadda…
9 December 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Xubnaha JWXO ee Magaalada Godey oo Kulan Yeeshay

Waxaa shir toddobaadkiiba hal mar u qabsooma, si dhawna loogu kala warqaato yeeshay xubnaha Jabhadda Waddaniga…
8 December 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Wafti ka Socda JWXO oo Tuulada Shabbaax Shir ku Qabtay

Waxaa tuulada Shabbaax oo tirsan Degmada Xaraarrey ee Gobolka Nogob socdaal u-kuur-gelid iyo ogaanshaha xaaladda bulshada…
8 December 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Waftigii JWXO ee Gobalak Qoraxay oo Gaadhay Tuulada Madax-maroodi

Waftigan oo baryahan ba ku jiray socdaal shaqo oo ay ku marayeen Dagmooyin iyo Tuulooyin ka…
8 December 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Wafti Balaadhan oo u Hogaaminayay Hogaan ku Xigeenka Arimaha Urur Bulsheedka JWXO oo Gaadhay Tuulada Daawa-Diid

Madax sare oo Ka socota Xafiiska JWXO ee Gobolka Nogob oo ay Hogaaminayeen Hogaan ku xigeenka…
8 December 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Waftida JWXO ee Gobolka Qoraxay oo Gaadhay Tuulada Isku_Dhoonlay ee Dagmada Marsin

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Gobolka Qoraxay Halgamaa Maxamuud Jigre iyo Xubno sare oo ka…
8 December 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Wafdi JWXO ee Gobolka Qoraxay oo Gaadhay Tuulada Jiic ee Dagmada Marsin

Waxaan Tuulada Jiiic ee Degmada Marsin ee Gobalka Qoraxay gaadhay wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Qoraxay…
7 December 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Wafdigii JWXO ee Gobalka Qoraxey oo Gaadhay Tuulada Gabagabo

Wafdigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya oo Maalmahanba socdaal shaqo ku jiray ayaa gaadhay Tuulada Gabagabo oo…
7 December 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Maamulka Gobolka Qorraxay oo Socdaal Hawl-gal ah ku Gaadhay Dagmada Marsin

Waxaa Degmada Marsin ee Gobalka Qorraxay socdaal ku ugu kicitimay Wafti u hoggaaminayo Guddoomiyaha xubnaha JWXO…
6 December 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Madax ka Tirsan JWXO oo Socdaal ku Tegay Degmada Qallaafe

Waxaa Kulan heer sare ah wada yeeshay Maamulka iyo Xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) ee…
6 December 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Soomalida Ogadenia OYSU oo Kulan ku Yeeshay Xafiiska JWXO Gobolka Qorahay

Kulan balaadhan oo ay yeesheen ururka OYSU faracooda Magaalada Qabridahar ee Xarunta Caasimada Gobolka Qorahay oo…
5 December 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Qaar Kammid ah Hoggaaminta JWXO oo Degmada Xaraarrey Gaadhay

Waxaa Degmada Xaraarrey ee Gobolka Nogob kulan dhincyo badane ah kula yeeshay Xubnaha JWXO ee Degmadaasi…
5 December 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Maammulka JWXO ee Gobolka Qorraxay oo Gaadhay Tuulada Qalcadda

Waxaa Tuulada Qalcadda oo ka tirsan Degmada Ceel-Ogaadeen ee Gobolka Qorraxay hawl-gal ballaadhan ku tegay wafti…
5 December 2022
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Daawo:Khudbadii Hogaanka Arimaha Gudaha Ahna Xog-hayaha Guud ee OYSU.Mudane Cumar Sheekh Cabdullaahi (Cumar Soya)

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
5 December 2022
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Hogaanka Cilmi Baadhista iyo Qorshaynta JWXO

Dr.Maxamuud Jaamac oo ka hadlay shirkii ka Qabsoomay Xafiika Gobalka Faafan ee JWXO. Muuqaalka warkan waxaa…
5 December 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Mamulka JWXO ee Gobolka Shabeele oo Gaadhay Dagmada Qalaafe

Waxaa Dagmada Qalaafe oo ka tirsan Gobolka Shabeele gaadhay waftiga Jabhada Wadanika Xoraynta Ogadenia JWXO ee…
5 December 2022