Siyaasad
ONAOgadeniya, Siyaasad
Gudoomiyaha Hogaanka HABAD oo Si Toos ah u Dhiibaya Warbixinta Hogaanka
Waxaa hada si live ah u tabinaya warbixinta Hogaanka Arimaha Bulshada iyo Adeega Dadweynaha(HABAD) gudoomiyaha hogaankaas…
15 August 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Uruka Culimada Ogadenya (UCO) oo Shir Koodii Soogabagabeeyay
Maalin nimadii shalay oo khamiis ahayd taariikhduna ay kubeegnayd13 August 2015, waxaa xerada Qoxootiga Xagardheere ee Gobolka…
14 August 2015

Gobolka Nogob Dagaalo Kadhacay oo Ciidanka Gumaysiga Itoobiya lagu Naafeeyay.
Wararka aan kahelayno wadanka ogadenia gaar ahaan Xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa …
14 August 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Degmada Baabili oo Ciidanka Gumaysiga lagu Jabiyay.
Wararka naga soogaadhaya Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya JWXO ayaa sheegaya in dagaaladii ugu dambeeyay oo…
14 August 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Degmada Iimay-Bari oo Katirsan Gobolka Shabeelle oo Ciidanka Itoobiya Khasaare Laxaad Leh Loogu Gaystay.
Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa ka…
2 August 2015

Dagaallo Kadhacay Duleedka Degmada Baabili oo Ciidanka Gumaysiga Khasaare Laxaad Leh Loogu Gaystay.
Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa…
30 July 2015

Gobolka Doollo Dagaalo Kudhexmaray Ciidanka ONLF & Kuwa Gumaysiga Itoobiya ayaa lagu Naafeeyay Ciidanka Gumaysiga.
Wararka aan kahelayno wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa…
26 July 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Khasaare Laxaad Leh oo Ciidanka Gumaysiga Itoobiya Kasoo Gaadhay Dagaalo ka Dhacay Duleedka Degmada Garbo ee Gobolka Nogob.
Wararka naga soogaadhaya Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa sheegaya in dagaalo khasaare…
21 July 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
DAAWO: Xoghayaha a.Dibada ee ONLF oo ka Waramaya Ururka UNPO iyo Jagada loo Magac-aabay
Xoghayaha Arimaha dibada ee ONLF Dr.Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi ayaa loo magac-aabay gudoomiye ku xigeenka guud ee…
18 July 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Gaadhi Awraal ah oo laga Gubay Ciidamada Woyanaha Ethiopia
Daggaalada ay Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya ku qaadayso kuwa gumeysiga Ethiopia ayaa bishii Barakaysnayd aad u…
18 July 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Kaaliyihii Wasiiru-Dawlaha Gumaysiga Itoobiya oo Baxsaday.
Wararka naga soogaadhaya Itoobiya gaar ahaan magaalada Addiss Ababa ayaa sheegaya in Andholam Adunya oo ahaa…
9 July 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Xubnaha G/Dhexe & Taliska Qaybaha Ciidanka Ogadenya ee Gudaha Kahawlgala oo Kulan Hawleed Iskugu Yimid Guulna Kudhamaystay Kulankoodii.
Waxaa maalinimadii shalay ahayd ooy taariikhdu kubeegnayd 28/6/2015, lagu soo gabagabeeyay kulan-hawleed ay wada qaateen Xubnaha…
29 June 2015

Kormeer Shaqo oo Gudomiyaha Xarunta Dhexe ee JWXO uu Gobolada Ogadenya Kusoo Kala Bixiyay.
Waxaa kormeer shaqo kusoo gabagabeeyay Gudoomiya Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO), Naftiihure Axmad…
29 June 2015

Daggaalo ka Qarxay Inta u Dhaxeysa Godey iyo Qalaafe
Ciidamada Xaqu Dirirka Jabhada Wadaniga xoreynta Ogadeniya ayaa ku galay daggaalo inta u dhaxeysa Deegaanada Qalaafe…
27 June 2015

Ciidanka Gumaysiga Itoobiya oo Khasaare Laxaad Leh Loogaystay.
Wararka naga soogaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaa xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya ee JWXO ayaa…
25 June 2015

Kulan Dhexmaray Hogaanka Arimaha Ururka iyo Gudida Fulinta OYSU
Hoggaanka Arrimaha Ururka Mudane Xuseen Nuur iyo Gudiga Fulinta ee OYSU ayuu kulan hordhac ah u…
23 June 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Woyaanaha oo Gobolka Doolo Kusoo Rogay in Adhiga laga Dhaco Reeraha Miyiga
Hoggaanka Ciidamada Gumeysiga Ethiopia oo amray in Gobolka Doollo Adhigii meel ku xareysanba 1 Neef laga…
11 June 2015

Dagaalkii Abaaqorow oo Awraal lagu Gubay
Ciidamada geesiyiinta Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya oo weeraro isdaba joog ah ku haya kuwa guemystaha waqtigoodi…
10 June 2015
