Opens in a new tab

Xuquuqda Aadanaha

Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Xubno Kamida Maamulka JWXO ee Xafiiska Gobolka Faafan oo Gaadhay Barakaca Qolaji

Waxaa Barakaca Qolaji gaadhay Qaar kamida Maamulka JWXO ee Xafiiska Faafan. Xubnahan Oo u Hogaaminayo Gudoomiyaha…
4 August 2023
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Baroordiiq Dhalinyarada OYSU ee Tuulada Gabagabo

Waxaa Kulan isugu yimid ururka dhalinyarada iyo Ardayda Soomaaliya Ogaadeeniya OYSU ee Tuulada Gabagabo ee dagmada…
28 June 2023
Muuqaal · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Xasuuqii Qabridahar: Xeer Ilaaliyaha JWXO Abdirisaq Baakistaani oo ka Hadlay Munasabadda Barordiiqda

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
27 June 2023
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Xubnaha JWXO ee Dagmada Imay Bari oo Maanta Isu Soobaxay

Waxaa isusoobax lagu muujinayo Xasuuqa Shacabka Ogaadeenia loogaysanayo Maanta ku qabtay Dagmada Imay Bari oo kadirsan…
27 June 2023
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Ururka Dhalinyarada OYSU Faraca Magaalada Boossaaso oo Isugu Yimid Kulan Baroor Diiq ah

Waxaa kulan balaadhan oo baroor diiq ah isugu yimaaday Ururka Dhalinyarada Midoowga Ardayda Soomaalida Ogadeenia OYSU…
26 June 2023
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Xubnaha JWXO ee Magaalada Fiiq oo Kulan Baroor Diiq ah Isugu Yimid

Waxaa kulan heer sare ah oo baroor diiq ah isugu yimaaday Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia…
25 June 2023
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Baroordiiq ka Qabsoontay Xafiiska JWXO ee Magaalada Qabri-dahar ee Xarunta Gobalka Qoraxay

Waxaa Xafiiska JabhadaWadaniga Xoraynya Ogadenia ee Magaalada Qabri-dahar ee Xarunta Gobalka Qoraxay ka Qabsoontay Baroordiiq Losameeyay…
25 June 2023
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Ururka Dhalinyarada OYSU ee Dagmada Garbo oo Kadirsan Gobolka Nogob ayaa Isugu Yimaaday Kulan Baroor Diiq ah

Dhalinyarada oo dhamaan ku labisan Calaamad Cas ee dhiiga ayaa ugu horayn si wada jir ah…
23 June 2023
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Macadka Dimuqraaddiyadda Xisbiyada Badan ee Netherland oo War ka Soo Saaray Xasuuqii Qabridaharre

Macadka Dimuqraaddiyadda Xisbiyada ee Netherland ayaa tacsi u diray ehellada dadkii 20-kii bishan askari ka tirsan…
23 June 2023
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Baroor Diiq OYSU Magaalada Kismaayo

Waxaa kulan baroor diiq ah isugu yimaaday Ururka Dhalinyarada Midoowga Ardayda Soomaalida Ogadeenia OYSU Magaalada Kismaayo…
22 June 2023
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Xubnaha JWXO ee Dagmada Dhanaan oo Maanta Isu Soobaxay

Waxaa isusoobax lagu muujinayo Xasuuqa Shacabka Ogaadeenia loogaysanayo Maanta ku qabtay Dagmada Dhanaan oo kadirsan Gobolka…
22 June 2023
Muuqaal · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Qaab Noocee ah Ayuu u Xasuuqay Askarigii Saaka Shacabka ku Laayay Magaalada Qabri-dahar

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
20 June 2023
Muuqaal · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Daawo Afhayeenka JWXO Cadaani Hirmooge oo Si Kulul uga Hadlay Xasuuqii Shacabka Magaalada Qabri-dahar Loogu Gaystay

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
20 June 2023
Muuqaal · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Wax ka Ogaw Xasuuqii Maanta Qabridaharre ka Dhacay

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
20 June 2023
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Innaa Lillaah Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Saaka waaberigii hore ayuu askari ka tirsan ciidamada Gumeysiga Itoobiya uu dad shacabka ku xasuuqay Magaalada…
20 June 2023
Muuqaal · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Afhayeenka Ururka ONLF oo ka Hadlay Dadkii lagu Laayay Tuulada Qolad Hoostimaada Degmada Birqod

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
2 April 2023
Muuqaal · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Qaybtii Labaad Afduubkii Sheekh Ahmed Yogol

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
18 March 2023
Muuqaal · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Daawo Xogta Faah-faahinta Afduubkii Liyuu-Polisku ku Sameeyeen Naftuu Hure Sheekh Axamad Yagol iyo Sida uu Gaajo ugu Dhiman Gaadhay : …

Daawo Xogta Faah-faahinta Afduubkii Liyuu-Polisku ku sameeyeen Naftuu hure Sheekh Axamad Yagol iyo sida uu Gaajo…
17 March 2023