Safaarada Itoobiya ee wadanka UK ayaa waxa ay iclaalimasay shir ay ku qabanayso Jaamacada weyn ee Imperial college, shirkaas oo ay sheegtay inay kasoo qeyb galayaan masuliyiin ka badan 60 isugu jira wasiiro heer fadaraal iyo Madaxda heer Kilil ee EThiopia. Waxa kamid ahaa dadkan Ina Ilay oo ah isagu danbiile loo heysto dilal iyo xasuuq uu ka geystay dhulka Somalida Ogadeniya.
Haddaba Shirkan ayaa waxa been yiri Xoogaga taagera Halganka lagu baadi Goobayo Xoriyada iyo Aayaha Ummada Somalida Ogadeniya. Jaaliyada Somalida Ogadeniya oo ay weheliyaan Jaaliyada Axmaarada iyo Qowmiyadaha kale ee Ethiopia ayaa Banaan bax aad u heersareeya oo xoog badan ku hor qabtay Jaamacada Imperial College London.
Waxay dadkan mudaharadaya ay hoosta kala sii xirteen Ardeyda Jaamacada Imperial College oo iyagu si xoogan u qaadacay Shirka Ethiopia rabto inay ku qabato Jamacada Imperial College: Halkaas oo dad kun ardey ahi ay isa soo tubeen Hallka Jaamacada iyaga oo wata boorar ay ku qoranaayeen : we Just Want to Study : isla markaasna ku dhawaqaya Goobtani waa Goob Waxbarasho siyaasad loogama baahna.
Hadaba Policeka ayaa waxa uu hor istaagi kari waayay Mowjada Shacabka Jaaliyada somalida Ogadeniya oo xoog usoo baxay Maalinimadi Sabtida oo xoog ku jiiray Policeka iyaga oo albaabka Halka shirarka Jaamacada xoog ku dhaafay. Waxa arintaas ay keentay in Masuliyiinti Jaamacadu shir dag dag ah ay galaan uguna baaqaan Safiirka Ethiopia ee UK in shirka la joojiyo madama oo amniga faraha ka baxay. ardeyda Jaamacada Imperial College ayaa hal mar qeylo ku dhuftay soona dhaweeyay go’aanka jaamacada ee lagu joojiyay shirkii Daba qoodhiga ee Ethiopia soo dhoo dhoobtay.
Waxa Daba qoodhigi iyo Woyanihi ku baryay waagi iyaga oo miciinsaday in si dhaqso leh ay u fakadaan ugana baxaan “Fire Exit-ka: jaamacada. Waxa Woyaanihii uu dib u galay abaabul si shirkooda ay ugu qabsadaan Safaarada Ethiopia dhexdeeda maadama meel kale aysan ku nabad gali karin.
Waxase aad yaab u leh: In shacabkii Banaanbaxa isugu soo baxay ay suuqa ceyrsadaan Dabaqoodhigii Iyo Woyanaha islamarkaasna ay ku xero oodeen safaarada Ethiopia. Shacabkan mudaharadaya ayaa ahaa kuwo si nabad galya ah ku mudaharadayay oosan geysanin wax dhaawac ah ama burnurin. Balse waxa jiray in dhowr qof oo Daba qoodhi ah oo naflacaarid ahaa oo ah qowmiyadaha axmaaro iyo Xaar wayaane inay kusoo weyraxeen shacabkii mudaharadayay halkaasna loogu geystay dhaawac iyada.
Waxa kale oo Jiray Buuqweyn oo ka dhex dhacay safarada dhexdeeda taas oo lanoogusoo waramay in Danbiile Cabdi Ilay uu ku dhex dagaalamay safarada dhexdiisa, balse buuqaas dib ayaan idinkala soo socodsiin doona.
Jaaliyada Axmaarada Iyo Somalida Ogadeniya oo wada jir usoo qaban qaabiyay Banaanbaxan ayaa waxa ay noo sheegeen inay aad ugu faraxsanyihiin sida wanaagsan ee Policeku ula shaqeeyay una sugay nabad galyada Goobta. Waxa ay dheheen aad ayaan ugu faraxsanahay talaabada ay qaadeen maamulka Imperial College ee ay ku joojiyeen shirka caddaalad darada ah. Gudomiyaha Jaaliyada UK Xuseen ayaa yiri Shacabka faraha badan ee kunka qof kor u dhaafay ayyaa sabab u ah in la fashiliyo Guumeystaha waxana aad ugu faraxsanahay in codkayagi uu gudbay.
Guushan ayaa ah guushi ugu balaarneyd ee Jaaliyada Somalida Ogadeniya ay ka gaarto Banaanbaxyada looga soo horjeedo “Xaar Wayaane” iyo Woyanaha.
Filimka Banaanbaxa iyo warbixino dheeraad ah dib ayaad ka heli doontaan.
ONA/London UK
The Ethiopian Embassy in the UK announced a conference it was to hold at the prestigious Imperial College university, a conference it said would be attended by more than 60 officials, including federal-level ministers and regional-level leaders of Ethiopia. Among these people was Ina Ilay, who is regarded as a criminal responsible for killings and massacres he committed in the land of the Somalis of Ogadenia.
However, this conference was rejected by the forces supporting the struggle seeking the freedom and destiny of the Somali people of Ogadenia. The Somali community of Ogadenia, joined by the Amhara community and other nationalities of Ethiopia, staged a very high-profile and powerful demonstration in front of Imperial College London.
These demonstrators were also joined by students of Imperial College, who strongly boycotted the conference Ethiopia wanted to hold at Imperial College: a thousand students lined up at the university hall carrying placards on which was written: we Just Want to Study : while at the same time chanting "This place is a place of learning; politics is not needed here."
The police were then unable to hold back the wave of the Somali community of Ogadenia, who came out in force on Saturday afternoon and forcefully pushed past the police, forcing their way through the door of the university's conference hall. This led the university officials to hold an emergency meeting and call on the Ethiopian Ambassador to the UK to stop the conference, since security had gotten out of control. The students of Imperial College let out a shout all at once and welcomed the university's decision to stop the Daba qoodhi conference that Ethiopia had cobbled together.
The Daba qoodhi and the Woyane were left in a dire state, resorting to quickly sneaking away and escaping through the university's "Fire Exit". The Woyane then began reorganising to hold their conference inside the Ethiopian Embassy, since they could not be safe anywhere else.
What is very astonishing, however, is that the people who had gathered for the demonstration chased the Daba qoodhi and the Woyane through the streets and at the same time fenced them in at the Ethiopian Embassy. These demonstrators were demonstrating peacefully and did not cause any injury or destruction. But there were several reckless Daba qoodhi from the Amhara and Xaar Wayaane nationalities who launched an attack on the demonstrators, and there they were injured.
There was also a big commotion that broke out inside the embassy, and we have been told that the criminal Cabdi Ilay fought inside the embassy, but we will bring you more on that commotion later.
The Amhara and Somali Ogadenia communities, who jointly organised this demonstration, told us that they are very happy with the good way the police worked with them and maintained security at the site. They said, "We are very happy with the step taken by the Imperial College administration in stopping the unjust conference." The chairman of the UK community, Xuseen, said, "The large crowd of more than a thousand people is the reason the colonizer was defeated, and we are very happy that our voice got through."
This victory is the greatest victory the Somali community of Ogadenia has achieved in demonstrations held against the "Xaar Wayaane" and the Woyane.
You will get the video of the demonstration and further reports later.
ONA/London UK
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

