War deg deg ah oo maanta naga soo gaadhay gudaha Ogadeniya waxay sheegayaan in maanta oo bishu tahay 03/04/11 weerar ay Ciidamada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (CWXO) uu ku qaaday ciidamo Woyaane ah oo isku urursanayey Horo Hawd oo ka tirsan Jigjig in jab aad u weyn loogu gaystay ciidanka cadowga.
Waxana Halkaas looga furtay 9 AK 47 , 1 BKM iyo Satelite Telephone. Waxaa kale oo laga furtay dhar iyo kabayow badan oo saldhiga u yaalay. Ciidankii cadowga sidii loo eryayey waxay ku kala lumeem dhulkii miyiga ahaa baaqigoodii.
sidookale taariikhdu markay ahayd 01/04/11 meel lagu magacaabo Balalaha oo Daakhato ku taala, waxaa lagu dilay 30 askarta cadowga waxaana dhaawacoodii lagu daad gureeyey diyaaradaha qumaatiga u kaca. Warku wuxuu intaas ku darayaa in laga furtay qalab iyo saanad noocyo kala duwan ah oo badan.
ONA
Breaking news that reached us today from inside Ogadenia says that today, 03/04/11, in an attack carried out by the Ogadenia National Liberation Forces (CWXO) on Woyane troops who were massing at Horo Hawd, which is part of Jigjig, a very heavy defeat was inflicted on the enemy forces.
From there, 9 AK-47s, 1 BKM and a satellite telephone were captured. A large quantity of clothing and boots that had been stored at the base was also captured. As the enemy troops were being chased away, the remainder of them scattered and got lost in the surrounding countryside.
Likewise, on 01/04/11, at a place called Balalaha in Daakhato, 30 enemy soldiers were killed, and their wounded were evacuated by helicopters. The report adds that a large quantity of equipment and ammunition of various kinds was captured.
ONAAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
