Opens in a new tab

Daawo: Furitaanka Maalinka 2aad ee Shirweynaha iyo Gudoomiyaha Jaaliyada Norway

ONA15 August 2015
Read in English

Daawo Maalintii 2aad ee shirweynaha 20aad ee Jaaliyadaha Ogadenya ee ka socda Oslo-Norway iyo gudoomiyaha Jaaliyada Norway Mudane Khaliif Cabdi Cali oo kalmad gaaban oo qiimo badan ka jeediyey furitaanka maalinta 2aad ee Shirweynaha.

Si aad u daawato oo aad ula socoto sawirada Shirweynaha iyo video-yada

Fadlan booqo bogga facebook-ga Ilays Tv

https://www.facebook.com/IlaysTelevision?ref=hl

HALKAN KA DAAWO

La wadaag