Warar hor dhac ah oo naga soo gaadhay waqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in dagaalo xoogan ay ka socdaan magaalooyin ka tirsan waqooyiga Itoobiya.
Dagaaladan ayaa waxa u dhexmaray isbahaysiga afarta urur ee dhawaanta midoobay ee la baxay ururka badbaada, Dimoqraadiyada & cadaalada Itoobiya oo dhan ah iyo ciimada Woyanaha & maleeshiyooyin degaankaas ka soo jeeda oo iyaguna dhan ah.
Dagaalkan ayaa waxa u bilaabmay saaka subaxdii saacadu marka ay ahayd 4:30 subaxnimo.
Dagaalkan ayaa waxaa la isu adeegsaday hub culus , halkakas oo la sheegayo in aad loo jabiyay oo u khasaaro laxaad lehi u ka soo gadhay ciidamada Woyanah.
Warku waxa u intaas ku daray in hub & isgaadhiisan tiro badan laga furtay ciidamada Woyanah isla markaana ay ciidan badni ka baxsadeen goobtii dagaalka.
La soco ONA wararka ka soo kordha dagaaladan.
The report added that a large number of weapons & vehicles were seized from the Woyane forces and that many troops fled the battlefield.
Stay with ONA for further news on this fighting.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
