Opens in a new tab

Dhacdoyinka Kooban Itobiyada Isu Diyarinaysa Dagaalada Qowmiyadaha

ONA17 February 2026
Read in English
Ka daawo Facebook-ga ONA · Watch on Facebook

Kooxaha is haya ee Itobiya ayaa wali sii xoojinaya diyaar garoow_gooda dagaal ayadoo ciidama u-ruursi xoogan ay wadaan dhinacyadu kuwaasoo u muuqda mar kale in ay isku fara saari doonaan furimaha dagaalka.

Duqaymo kooban oo ay Adissababa ka fulisay gobolada Waqooyiga ee Tigre kooxda TPLF ee gacanta ku haysa ayaa ku dhawaaqday inuu burburay heshiiskii ay la galeen Adissababa ‘halka maamulka PP taas badalkeeda ay bilaabeen daad gurayn ciidan iyo isticmaalka diyaradaha aan duuliyaha lahayn ee dagaalka oo duqaymo ka gaystay bartilmaa-meed ay ku sugnaayeen kooda TPLF iyo FANO.

Ogaden News Agency ONA

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).

La wadaag