
Waxay wararka nugu soo gaadhayaan inuu maagalada Pretoria ee ah casimadda dalka Koonfur Afrika uu si dhuumasho ah ku tagay dhiigyaba Meles Zinawi taasoo ka yaabisay saxaafadda dalkaa oo waqti dambi ka warheshay, maadaama aan horey loo sii shacin oo si kadis ah uu ku soo galay wadanka Jimcihii la soo dhaafay.
Saxaafadda dalka oo markii dambe ka faalootay socdaalka iyo arimaha siyaasada ee dalka Itobiya ayaa ku tilmaantay sababta cashiro horay uga soo mary jaaliyadaha Ogadeniya oo sidaa daraadeed loo qariyay isagoo ka baqay inuu mudaharaad xoogan ku qabsado waqti ay socdaal ku imanayso dalkiisa Xoghaya Arimaha Dibadda Mareykanka Mrs Clinton, sidaa daraadeed ayaa loo malaynayaa inuu safarkiisa uu qarsoodi uga dhigay.
Maanta (shalay) oo ay taarikhu tahay 13.6.2011 ayuu dib ugu laabanayay Addis Ababa. Shirka uu yimid oo madaxda imanaysay la sii sheegay ayaa ahaa midka wadamada Bariga iyo Koonfurta Afrika waxaana lagaga wada hadalayey arimaha gancasiga iyo amaanka.
Dowlada Koonfur Afrika ayaa ayadu raadineysa inay dawalado tayo leh ka soo baxaan African, hasa ahaatee waxaad moodaa inay taas ku guulaysanin ilaa hadda. Siyaasiyiinta iyo aqoon -yahanada dalkaa ayaa ku dooda in qaarada Afrika ay u baahantahay in laga badalo maamulada macagaga ah ee haysta hadii la doonayo inay horumar gaadho Afrika.
Jaliyada Ogadenya ee Koonfur Afrika ayaa gaadhsiisay haya’daha Xuquuda Aadana iyo Wasarada Arimaha Gudaha ee SA cadaymo muujinaya inuu kaligiii taliye Meles ka wado xasuuq (Genocide) wadanka Ogadeniya. Jaaliyadda ayaa u sheegtay haya’dahaa inuu ku caanbaxay Meles inuu safriyo been aan jirin taasoo aad mooodo hadda inay dawlada wadankan ay aad u fahan-santahay.
Jaaliyadda JOKA oo dhaq-dhaqaqiisa la socotay ayaa ogaatay in uusan ka bixin hotelkii uu daganaa ee Green Hotel oo xataa safaaradiisa uusan gaadhin.
Omar Jigjiga/ONA.
Reports reaching us say that the bloodthirsty Meles Zinawi secretly travelled to the city of Pretoria, the capital of South Africa. This surprised the country's press, which learned of it only later, since the visit had not been announced in advance and he entered the country unexpectedly last Friday.
The country's press, which later commented on the trip and on the political situation in Ethiopia, attributed the secrecy to the pressure he had previously faced from the Ogadenia communities. It said the visit was therefore concealed because he feared a large demonstration at a time when the US Secretary of State, Mrs Clinton, was visiting the country, and it is believed that this is why he kept his trip secret.
Today (yesterday), 13.6.2011, he was returning to Addis Ababa. The conference he attended, whose arriving leaders had been announced in advance, was a meeting of the countries of East and Southern Africa, and it discussed economic and security matters.
The government of South Africa is seeking the emergence of capable governments in Africa, but it appears not to have succeeded in this so far. Politicians and intellectuals in that country argue that the African continent needs the oppressive administrations currently in power to be replaced if Africa is to achieve progress.
The Ogadenia community in South Africa delivered to human rights organisations and to the Ministry of Home Affairs of SA evidence showing that the dictator Meles is carrying out a massacre (genocide) in the country of Ogadenia. The community told these organisations that Meles is notorious for spreading lies, something the government of this country now appears to understand very well.
The JOKA community, which followed his movements, found that he did not leave the hotel where he was staying, the Green Hotel, and did not even reach his embassy.
Omar Jigjiga/ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
