War deg deg ah oo hada naga soo gaaraya magaalad dhoobley oo isbuucyadii ugu dambeeyay ahayd meel gacan ku haynteeda marba qolo la wareegaysay ayaa waxaa naloo xaqiijiyay in markale ay ciidamada xooga dalka soomaaliyeed la wareegeen.
Warkan ayaa naga soo gaaray wariyaha Maamul goboleedka Asaaniya ee furinta dirirtu kasocoto, waxaan akhristayaasheena la socodsiinaynaa in shabakada www.jubbalanddf.net ayna ogayn in laga soo bixi doono sidii horey u dhacday & in kale.
Wararkan oo faahfaahsin inshaa allah iyo sida ay dhaarintii madaxweynaha asaaniya u dhacdo dib ayaan idiinka soo gudbin doonaa.
Codka jubbaland www.jubbalanddf.net
————
Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Azaaniya oo la dhaarinyo.
Magaalada Limuru Ee duleedka Caasimada Nayroobi oo maalmahan uu ka socoday shirkii Maamul u sameynta Sedaxda gobol Jubada Hoose Jubada dhexe iyo Gedo ayaa maalinta barito ah lagu dhaarindoonaa Maxdawaynaha Dawlad Goboleedka Azaaniya Shirkana lagu soo xidhidoonaa.
Waxaana caawa laga dareemayaa diyaar garow aad u heer sareeya oo ay ku jiraan ergooyinka ku sugan Hotelada Magaalad Limuru, waxay aad u sugayaan maalinta barito ah oo ay halkaas ka dhici doonto dhaarta madaxwaynaha Dawalad goboleedka Azaaniya.
Waxaa lagu balamay Subaxnimada barito xilliga Afrikada Bari si loo dhaariyo Profer Maxamed Cabdi Gaandi xafladda dhaarta Waxaa lagu qaban doonaa Goobta ay doorashada madaxwaynahu ka dhacaday maalmo ka hor ee magaalada Limuru duleedka Nayroobi .
Waxaana goobta xafladda dhaarta ka soo qayeb gali doona xubno ka socda Midowga Yurub, Midowga Afrika, ,UNta , ,mas’uuliyiin ka tirsan DKMG ee Soomaaliya Iyo Marti sharaf kale oo lagu casuumay Xaflada dhaarta.
Sidoo kale Ka soo qayebgali doona wariyayaal caalami ah oo ka socda wakaaladaha wararka, iyo saxaafada gudaha, fanaaniinta soomaaliyeed, iyo marti sharaf kale
Codka Jubbaland www.jubbalanddf.net
Breaking news just reaching us: it has been confirmed to us that the town of Dhoobley, which in recent weeks has changed hands back and forth between one group and another, has once again been taken over by the Somali national armed forces.
This news reached us from the reporter of the Asaaniya Regional Administration on the front line where the fighting is taking place. We inform our readers that the website www.jubbalanddf.net does not know whether there will be a withdrawal as happened before or not.
God willing, we will bring you further details of this news, and of how the swearing-in of the president of Asaaniya takes place, later.
Voice of Jubbaland www.jubbalanddf.net
------------
President of Azaaniya Regional State to Be Sworn In.
In the town of Limuru, on the outskirts of the capital Nayroobi, where the conference to form an administration for the three regions of Jubada Hoose, Jubada Dhexe and Gedo has been taking place in recent days, the president of Azaaniya Regional State will be sworn in tomorrow, and the conference will also be closed.
This evening a very high level of preparation can be felt among the delegates staying in the hotels of the town of Limuru; they are eagerly awaiting tomorrow, when the swearing-in of the president of Azaaniya Regional State will take place there.
It has been agreed that Professor Maxamed Cabdi Gaandi will be sworn in tomorrow morning, East Africa time. The swearing-in ceremony will be held at the venue where the presidential election took place a few days ago, in the town of Limuru on the outskirts of Nayroobi.
Attending the swearing-in ceremony will be members from the European Union, the African Union, the UN, officials from the TFG of Somalia and other guests of honour invited to the swearing-in ceremony.
Also attending will be international journalists from news agencies, as well as the local press, Somali artists, and other guests of honour.
Voice of Jubbaland www.jubbalanddf.netAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
