Opens in a new tab

Dhoola_Tuskii Isla Halka Koox ee Hooyada Awaare u Diiday Inay Caruurteeda u Hesho Nolol Maalmeedkii Cidhiidhiga Awalba Ahaa

ONA9 May 2026
Read in English

Isbuuc dhamaan bulshada DDS ay wajahayaan xanuuno la xishiidha in si xoog ah looga qaadayo xoriyadooda ayagoo loo isticmaalayo ciidamo keena goobo ay qaar ka mid ah wasiirada xukuumada maamulka Abiye ay soo magacaabeen ka mid ahi ku samaysanayaan iskugu faanto dhexdooda ah.

Hadana dhacdada awaare ee waxay ahayd qalbi jab.!

https://www.facebook.com/share/v/18X4m8hdFt/?mibextid=wwXIfr

Muqaal 50 sikin ah waxuu kulmiyay xanuun adag oo ah askar han_dadaysa gabadh dhalinyara ah oo u dadaalaysa helitaanka nolol maalmeed iyo inay wax ka qabato duruufaha qoyskeeda, iyo askar hubaysan oo u socota inay dad u helaan soo dhawanta Xuseen qaasin ‘ficilkaas waxaa ka dhashay gacan qaado jaa-ifayn diimeed iyo ku tumashada dhaqanka Soomalida in gabadh si toos ah loogu tufay candhuuf .

Hadalka gabadhu waxuu ahaa ii daaya meherada waxaan radinayaa nolol maalmeed iyo inay xasuusisay in dad cuntaynayaan isla marka dhacdadani socotay ‘layaabka kale waa in aan wax garaabitaan ah laga helin kooxda xanuunadan marinaysa shacbka Ogaadeeniya ee ku jira gacamha gumaysiga Itoobiya .

Lifaaqan buluuga ah riix waxaad igaanaysaa xog badan oo ku saabsan https://www.facebook.com/share/v/1H1Bhmpt2e/?mibextid=wwXIfr

Ogaden News Agency ONA

La wadaag