Opens in a new tab

Faraca Halgan ee Gobolka Bare/Boosaaso oo Shir Siheer-Sare ah Losoo Agaasimay Isugu Yimid

ONA28 October 2023
Read in English

Waxaa Magaalada Boosaaso ee dowlad goboleedka Puntland ee Dalka Somalia ka qabsoomay Shir ay so agaasimeen Maamulka iyo Xubnaha Faraca Halgan ee Gobolka Bari Boosaaso.

Munaasabadan oo lagu soo dhawaynayay Masuuliyiin sarsare oo baryahanba ku jiray Socdaal Shaqo ayaa maanta gaadhay magaalada Bosaso iyaga oo kulan layeeshay Bulshada qaybaheeda kala duwan ee ku dhaqan magaaladda Bosaso.

Mas'uu'liyiintan oo kala ah Hogaanka Xidhiidhka Dadwaynaha Mudane Sheikh Nadiir Cusmaan Geedi iyo Hoggaanka Qorshaynta iyo Cilmi 'baadhista mudane dr.maxamuud Axmed Jaamac

oo socdaal ku soomarayay Bariga Afrika sida Kenya, Soomaaliya Ayaa gaadha Gobolka Bari Boosaaso ee dowlad goboleedka Puntland.

Shirkan oo ka qabsoomay Beerta Rays oo ay ka so qayb galeen Bulshada qaybaheeda kala duwan sida Urur bulsheeyada Salaadiinta Marti sharafta Ayaa ku so dhamaaday Jawi dagan.

ONA.BOSAASO.

La wadaag