Shir aad u xamaasad kulul ayaa dhex maray ganacsata Somalida iyo kuwa Koonfur Afrika. Shirka oo lagu tilmaamay inuu ahaa midkii ugu xamaasad kulaallaa abid ayaa waxaa wehliyay ganacsatada laamaha dawlad goboleedka Eastern cape ayaa ka furmay shalay oy taariikhdu ahayd 29kii May 2011 magaalada Mether will oo dhibaato xoogaleh loogu gaystay ganacsatada Somaliyeed maalmihii la soo dhaafay. Shirka waxaa kasoo qayb galay dhamaan laamaha dawlda hoose iyo haya’do badan oo kamadax banaan dawlada sida haya’da xuquuqul in saanka u dooda.
Shirkan ayaa furidii kadib isubadalay in ganacsatada Soomalida loogu awood sheegto iyadoo madaxa ganacsatada gobolka Eastern cape uu si cad ugu nuux-nuuxsaday in uuna booliska wadanku awood u ahayn uu ku baadiyo Smalida waxaana ka mid ahaa hadaladiisa; ” .. Soomalidu waxay ku qasban tahay inay aqbalaan waxaan u yeedhino anagoo ah ganacsatada wadaniga.” Ganacsatadii Soomalida ayaa waxay shirkaa kala kulantay mooraal jab aad u baaxad balaadhan kadib markii loogu hanjabay in dukaamadooda kala badh albaabada loo labayo iyadoo aan dawlada lala socodsiinin.
Hadda kahorba Soomalidu ma ayna ahayn kuwo nabad ku hurda oo waxaa mar walba lala dul taagnaa qori, waxaana markasta dhici jiray in si fudud loolaayo loona dhaco ka dibna aanay laba ka wadahadal. Laakiin waxay arintu hadda taagan tahay kadar oo dibi dhal oo waxaa bilawday boob aad moodo inuu shar ciyaysan yahay oo ay dawlada iyo boolis kuba si cad ula socdaan. Dukaamada cagta lamariyay wiigan aan ku jiro lana diidan yahay in lagu noqdo ayaa kor u dhaafaya 93 dukaan. Dukamada cadadkaa leh ee la boobay ayuu booliiska ku kutilmaamay in aan Somalida laga raali galin karin sababtoo ah buu yidhi waxay si cad ula waregeen ganacsigii dadka wadaniga ah.
Caqabadan soo foodsaartay Soomaalida ayaa waxay u muuqataa tu saamayn wayn ku yeelan doonta nolosha dadka Soomalida ah ee wadankan ku nool oo dhamaan noloshoodu ku tiirsantahay dukaamada laga furo tuulooyinka dadka madawga ahi ku nool yihiin.

Waxaa gobta ka hadalay laaamaha kala duwan ee dawlada shirka oo uu shir gudomineyey council Bafana nin ladhaho oo soomalida u shegay in aanay meesha ka hadal sababtoo ah dadka oo aad u cadhaysan daraadeed ayuu yidhi Bafana ka hadlay arimo badan iyo hadal ay dawaladu isku dayeyso inay ku dajiso dadka meesha yimid.
Waxaa jiray shir balaadhan oo Somalida iyo dawaladu wada yeesheen 15.5.2011
oo lagaga hadlayey in la joojiyo dukaamada ama gancasatada cusub ee furanaysa dukaamada ama gadanaaya qorshahaasoo ay wateen dawlada iyo ganacasatada wadanka hasa ahaatee la isku afgaran wayey Soomalida oo aan raali ka noqonin daraaded. Arintaa oo aan dhincna u dhicin ayaa waxaa la gadhay doorashadi dawladaha hoose oo lagu kala mashqulay.
Waxaad moodaa inay cadho cadho gaadhay lasoo bexeen ganacasatada wadankan xisbiyada siyaasadda ayaa arintan saameyn ku yeelatay. Xisbiga ANC ee talada dalka haya ayaa doorshadi dawalda hoose ee 18.5.2011 waayey cod dhan 40% oo horay uu u heestay. Si kastaba ha ahatee shirka ayaa lagu heshiyey qodobadan soo socoda;
1- Wixii ka dambeeyay 15.4.2010 ee ganacasi ah in laxidho dhamaan albaabadana loolaabo
2- In ladhiso guddi isku dhafa ah oo masuul ka noqota hawalha gancasiga oo ay kamid tahy kormeerida iyo xoojinta saaxibtinmo iyo is dhexgalka dhaqale iyo in alaabta jumlada ah hal meel laga soo gato.
3- In loo ololeeyo barmaamuju lagu kormeerayo ganacasi kasta oo ku yaala Nasel Madel dhulka lagu magacaabo, waa Port Eliza pith iyo nawaaxigeeda.
4- In laga wada shaqeeyo in dukaamada waaween loo sameeyo sicir ama isku qiimo lagaga wada gado kuwaasoo ah kuwa laga adeegto ay leeyahiin cadaanka iyo hindida wadanka u dhashay.
5- In la mideeyo sixirka ama qiimaha ay dukaamadu gadayaan
6- In la sameeyo barmaamuj qiimeyn ah oo lagu daba galayo habsami u socodaka arimahan lagu heshiyeye iyadoo gudoomiyaasha xaafadaha lagu war galiyey inay bulshada si joogta ah ula socodsiiyaan hdaba meesha ay waxa marayaan.
Gudida waxaa lasoo dhisayaa maalmaha soo socoda, waxaa gudida kaqeyb gali doona councilor, wasaarada hormarinta dhaqalaha, dalxiiska iyo dhaqaalaha, gudiyada cpf gudiyada booliska iyo xidhiidhka dadweenaha iyo Gudiyada taliyaasha saldhig yada booliska.
Waxaada moodaa in qodobadan iyo dadka jawigiisu is laheen. Soomalida waxay u arkaysay in loo diiday hadlka lana juujubayo, meesha ay ganncasatda reer Koonfur Afrika u arkayeen in wali dadka aan wadanka u dhalan ay dawladu difaaceeso.

Hadii go’aanadan ay meel maraan waxaa khadka ka bixi doona in kabadan 3000 oo ganacsiyo ah gobolkan Eastern Cape siday kaga dhawaajinayeen dadka u ololeeya in xadka laga saaro wadankan ayaa sheegayey in wadanka laga wada hir galinaayo sharcigan lana sii adkeen doono sida ay sheegtay laanta socodaalka ee wadankan. Waxaa soo gala wadankan 400 oo qof oo ka kala imaanaya Ogadeniya oo dad badan ay ka soo qaxayaan iyo Soomaliya oo ilaa 1992 ay dad xisaab la’aan ah ay ka soo qulqulayaan.
Xisbiyada siyaasada ayaad mooda inuu kor u kacayo hadba xisbigii cadaadiya waxay ugu yeedhaan soo galootiga.
Majiro cid ka wadashay dhalinyarda sida joogtada ah loogu layo wadanka iyadoo ay jiraan xasuuq baladhan oo ka socoda wadankan. Dilka, dhaca, gubida meheradaha iyo boobku waa wax ka caadi ah dalkan Koonfur Afrika gaar ahaan xaafadaha ay dagan yihiin dadka madowga ah.
Shirka oo furmay 2dii duhurnimo ayaa laga soo baxay 7dii fiidnimo. Mar aan wax ka waydiyey dareenka dhalinyarada ayey ii shegeen in aanay ku faraxasaneyn sida reer Koonfur Afrika waa u wadaan.
Intaan ka soo baxanay shirka waxaa naloo sheegay in labo wiil la dilay taasoo Somalida ku sii beertay walwal aad u balaadhan iyo niyada jab. Labadan wiil ayaa ah reer Ogadeniya waaxana naxariisti Allaha siiyee lagu kala magcaabi jiray;
1- Cali cabdi cumar
2- Muxusin Sheekh Cusmaan
Labada wiil ayaa daganaa tuulada lagu magacaabo Injooli waxayna kala joogeen labo dukaan oo kala fog. Goobta oo aan daqiiqado kadib gaadhanya ayaan ugu taganay 2wiil oo meyd ah.
Waxaad moodaa inay soomalida rere koonfur afrika xaaladu ku adgtahay
Wixii ka soo kordha iyo gudiyada lamagacaabo kala soco wakaalada wararka ee ONA
Omar jigjiga ONA/ KOONFUR AFRIkA
A very heated meeting took place between Somali and South African business owners. The meeting, described as the most heated ever, was also attended by business associations of the Eastern Cape provincial government. It opened yesterday, 29 May 2011, in the town of Mether will, where Somali business owners suffered violent attacks in recent days. All branches of the local government and many organisations independent of the government, such as human rights advocacy organisations, attended the meeting.
After it opened, the meeting turned into a show of force against the Somali business owners, with the head of the Eastern Cape business community stating openly that even the country's police did not have the power to protect the Somalis. Among his remarks were: "...The Somalis are obliged to accept whatever we call for, as we are the national business owners." The Somali business owners suffered a very serious blow to their morale at the meeting after they were threatened that half of their shops would be closed down without the government being informed.
Even before this, the Somalis were not living in peace; there was always a gun held over them, and it was common for them to be easily killed and robbed, with no one speaking out afterwards. But the situation has now gone from bad to worse, and looting has begun that seems to be openly hostile, with the government and police clearly aware of it. The shops that were trampled on this week, and to which the owners are being refused return, exceed 93. The police described the looted shops of that number by saying that the Somalis could not be given compensation because, he said, they had clearly taken over the businesses of the native people.
This challenge facing the Somalis appears likely to have a major impact on the lives of the Somali people living in this country, all of whose livelihoods depend on shops opened in villages where black people live.
Various branches of the government spoke at the meeting, which was chaired by a councillor named Bafana, who told the Somalis not to speak there because, he said, the people were very angry. Bafana spoke about many issues and made remarks with which the government was trying to calm the people who had come there.
There was a large meeting held between the Somalis and the government on 15.5.2011
which discussed stopping shops or new business owners opening or buying shops, a plan put forward by the government and the national business owners. However, no agreement was reached because the Somalis did not accept it. With that matter unresolved on either side, the local government elections arrived and everyone became preoccupied with them.
It seems that the business owners of this country have come out in sheer anger, and this issue has affected the political parties. The ANC party, which governs the country, lost 40% of the vote it had previously held in the local government elections of 18.5.2011. In any case, the following points were agreed at the meeting:
1- That all businesses established after 15.4.2010 be closed and their doors shut
2- That a joint committee be established to be responsible for business affairs, including monitoring and strengthening friendship and economic integration, and that wholesale goods be bought from a single place.
3- That a programme be promoted to monitor every business located in the area called Nasel Madel, that is Port Eliza pith and its surroundings.
4- That joint efforts be made so that large shops set prices or a uniform price at which goods are sold, these being the wholesale shops owned by whites and South African-born Indians.
5- That the prices at which shops sell be unified
6- That an evaluation programme be created to follow up on the smooth implementation of these agreed matters, with neighbourhood chairpersons being informed so that they continuously keep the community updated on progress.
The committee will be formed in the coming days. Taking part in the committee will be the councillor, the Ministry of Economic Development, Tourism and Economy, the CPF committees, the police and public relations committees, and the committees of police station commanders.
It seemed that these points and the mood of the people went hand in hand. The Somalis felt they were denied the right to speak and were being pressured, while the South African business owners felt the government was still defending people not born in the country.
If these resolutions are passed, more than 3,000 businesses in this Eastern Cape province will go out of operation, as announced by those campaigning for them to be removed from this country, who said this law would be implemented across the country and would be further tightened, according to the country's immigration department. 400 people enter this country, coming from Ogadenia, from which many people are fleeing, and from Somalia, from which countless people have been flowing out since 1992.
The political parties seem to rise according to whichever party pressures those they call immigrants.
No one is concerned about the youth who are constantly being killed in the country, while widespread massacres are taking place in this country. Murder, robbery, the burning of businesses and looting are more than normal in this country of South Africa, especially in the neighbourhoods where black people live.
The meeting, which opened at 2 in the afternoon, ended at 7 in the evening. When I asked the young people about their feelings, they told me they were not happy with how the South Africans were treating them.
After we left the meeting, we were told that two young men had been killed, which further instilled widespread anxiety and despair among the Somalis. These two young men were from Ogadenia, and, may Allah have mercy on them, their names were:
1- Cali cabdi cumar
2- Muxusin Sheekh Cusmaan
The two young men lived in the village called Injooli and were in two separate shops far from each other. Arriving at the scene minutes later, we found the 2 young men dead.
It seems the situation is difficult for the Somalis of South Africa.
Follow further developments and the committees to be named with the Ogaden News Agency, ONA (Ogaden News Agency)
Omar jigjiga ONA/ SOUTH AFRICAAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
