Opens in a new tab

RX oo Waresiyo Muhiim ah ka Qaaday Hogaanka Gaashaandhigga JWXO iyo Gudoomiyaha Garsoorka Gudaha

ONA3 August 2011
Read in English

RadioXoriyo ood uga barateen wararka gudaha iyo ciidamada ayaa fursad qaali ah u helay inay wareystaan Hogaanka Gaashaan dhigga JWXO N/hure Sh. Deeq iyo gudoomiyaha Garsoorka iyo Cadaalada JWXO ee gudaha N/hure Cadiraxmaan Warmahaye. Warar badan oo muhiim ah ayaa RX uu idiin hayaa iyo wareysiyadaa ood halkan ka dhagaysan kartaan.

ONA.

La wadaag