Professor Berhanu Nega Hoggaamiyaha Kacdoonka Hubeysan ee Ginbot ayaa maalintii Sabtida ka tagay shaqadii uu ka hayay Jaamacada Bucknell University isaga oo ka doorbiday innuu hubka qaado hoggaamiyana Ciidanka Ginbot 7.
Professarka ayaa u dhoofay dalka Eritrea islamarkaasna waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay ciidanka Ginbot 7 oo tababaro uga socdaan dalka Eritrea sida lagu arkay muuqaalo ay soo saareen TV-ga ESAT.
Isbadalka uu sameeyay Professorka ayaa dad-badan aad uga yaabiyay iyada oo lafilaynin nin shaqo wanaagsan heysta oo Jaamacad Bare ka ah innuu shaqadiisii iyo noloshiisii wacnedy inta uu ka tago doonta nolol adag oo jabhadeyna
Kacdoonka Ciidan ee Jabhada Ginbot 7 ayaa khal-khal badan galiyay Taliska guumeysiga Ethiopia, kuwaasoo dhawaan ka hadlay Baarlamaanka Ethiopia oo sheegay in Wadanka Eritrea ku howlanyahay sidii ay u burburin lahaayeen Taliska Ethiopia.
Raisal Wasaaraha Ethiopia ayaa Guriga Baarlamaankiisa ka sheegay in tallaabo ku habboon laga qaadi doono cid kasta oo Xasilli dari karida dalka Ethiopia. Waxaana arrintaas loo qaatay in Ethiopia isu diyaarinayso daggaal Colaadeed oo ka dhex qarxa mar labaad labada dal ee Eritrea iyo Ethiopia.
Sanadkii 2000 ayaa Daggaal aad u qadhaadh oo Boqolaal kun ku dhinteen ka qarxay Xuduudka Ethiopia iyo Eritrea halkaas oo Qaramada midobay kusoo saartey qaraar xabad joojineed oo labada wadan la dhex dhigay iyo qodobo lagu go’aamiyay in dhulkamida Xuduudka Ethio-Eritrea in lasiiyo Wadanka Eritrea midkaas oo Ethiopia qaadacday. Labada wadan ayaa mudadaas intii ka danbeysay Daggaal dhex marin laakiin colaad adag dhextaalay.
Ethiopia ayaa u aragtay Ciidamada Cusub ee Ginbot7 ee lagu tababarayo Eritrea inay khatar weyn ku tahay jiritaanka taliska Woyanaha Ethiopia. Waqtigan oo kacdoon shacab ka socda Dalka Ethiopia oo idil.
Gumeysiga Ethiopia ayaa cabsidan soo wajahday kadib markii Ciidamo Tigree ah iyo kuwa Ginbo7 ay weraro kusoo qaadeen Waqooyiga Ethiopia. Halkaasi oo ah dhulka Axmaarada iyo Tigreega.
Daggaalkan Hubeysan ee Axmaaradu soo qaaday waxa uu abuuray in Axmaaro badan oo ciil u qabta taliska woyanaha inay ku biiraan Jabhada Tigreega midkaas oo cimriga gaabtay ee Taliska Woyanaha soo dadajisay dhicitaankiisa.
Dadka Siyaasada Ethiopia lasocda ayaa sheegay Hadii Ethiopia weerar ku qaado Eritrea inay ku jabayso waayo ayay dhaheen Xaalada Ethiopia ku jirto waqtigan waa ka duwantahay sanadkii 2000. Doorashada TPLF ku shubatay 100% waxay abuurtay shacabka Ethiopiana u xaqiijisay in taliska TPLF qori caaradiis mooyaane rajo kale laheyn.
Professarka ku biiray ciidanka ayaa sii xoojin doonta shacabka Axmaarada gaar ahaan dhalinyarada inay hubka qaadaan kuna biiraan Jabhada Hubeysan ee Ginbo7
ONA
Professor Berhanu Nega, leader of the Ginbot armed uprising, on Saturday left the job he held at Bucknell University, choosing instead to take up arms and lead the Ginbot 7 forces.
The Professor travelled to Eritrea, where he was welcomed by the Ginbot 7 forces, who are undergoing training in Eritrea, as seen in footage released by ESAT TV.
The change the Professor made greatly surprised many people, as it was not expected that a man holding a good job as a university lecturer would leave his work and his comfortable life in pursuit of a hard life as a rebel fighter.
The military uprising of the Ginbot 7 front has caused great turmoil within the Ethiopian colonial regime, which recently spoke in the Ethiopian Parliament, saying that Eritrea is working to bring down the Ethiopian regime.
The Prime Minister of Ethiopia stated in the House of Parliament that appropriate action would be taken against anyone who could destabilise Ethiopia. This was taken to mean that Ethiopia is preparing for a hostile war breaking out once again between the two countries, Eritrea and Ethiopia.
In 2000, a very bitter war in which hundreds of thousands died broke out on the Ethiopia–Eritrea border, after which the United Nations issued a ceasefire resolution placed between the two countries, along with provisions deciding that the land on the Ethio-Eritrean border be given to Eritrea, which Ethiopia rejected. In the period since then, there has been no war between the two countries, but deep hostility has remained between them.
Ethiopia has viewed the new Ginbot7 forces being trained in Eritrea as a major threat to the existence of the Woyane regime of Ethiopia, at a time when a popular uprising is under way throughout Ethiopia.
The Ethiopian colonial regime has faced this fear after Tigrayan forces and Ginbot7 forces launched attacks in northern Ethiopia, which is the land of the Amhara and the Tigray.
This armed war launched by the Amhara has led many Amhara who resent the Woyane regime to join the Tigrayan front, which has shortened the lifespan of the Woyane regime and hastened its fall.
People who follow Ethiopian politics have said that if Ethiopia attacks Eritrea it will be defeated, because, they said, the situation Ethiopia is in at this time is different from that of 2000. The election in which the TPLF awarded itself 100% has convinced the Ethiopian people that, with the TPLF regime, there is no hope other than the barrel of the gun.
The Professor who has joined the forces will further encourage the Amhara people, especially the youth, to take up arms and join the Ginbo7 armed front.
ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
