Opens in a new tab

ICDS iyo Wareysi Xiisa Leh Oy la Yeesheen Abwaanka CWXO N/Hure Cabdirashiid Xaaji C/Raxmaan

ONA28 January 2013
Read in English

Waxaa weli noo socda wareysiyadii ICDS, oon halkan idiinku bilaabayno qaybtii 1aad wareysiyadii taxanaha ahaa ee abwaan N/hure Cabdirashiid Xaaji Cabdiraxmaan. Wareysiyadaa ood si taxane ah u dhagaysan doontaan ayuu abwaanka C/rashiid kaga hadli doonaa arima la xidhiidha fanka halganka iyo doorka uu ku leeyahay iyo taariikhda uu alifay heesihiisa halgan iyo gabayada.

ONA.

La wadaag