Qaar kamid ah Xubnaha JWXO ee kudhaqan Dagmada Iimay-bari ayaa maanta isugu yimid kulan kooban oo ay ku muujinayeen Xuska laga hor-istaagay ee JWXO, kaas oo si wayn loogu qaban jiray Dagmada Iimay-bari.
Maamulka PP ayaa mabnuucay in Xaflada Sanadguurada JWXO lagu qabto Gudaha Ogadenia.
ONA.







Some ONLF members living in Iimay-bari District came together today for a brief gathering to mark the banned ONLF commemoration, which used to be held on a large scale in Iimay-bari District.
The PP administration has banned the holding of the ONLF anniversary celebration inside Ogadenia.
ONA.







AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

