Erayga Midnimo oo kamid ah erayadda JWXO waa eray aad loo qiimeeyo oo dhamaan shucuubta caalamku uu ka siman yihiin in aan la aantii guul la gaadhi karin nabad iyo colaadba labadaba wuxuu u yahay saldhig lagaga maarmaan ah. Umaddii doonaysa in ay ilaaliso midnimadeeda waa in ay leedahay meel ay ula noqoto oo kala saari karta haddii uu ku dhex yimaado khilaaf kala dhextaali kara midnimadooda gaar ahaan haddii ummadu dagaal kula jirto cadaw kusoo duulay oo ku qasbaya in ay xoojiyaan midnimadooda si ay iskaga caabiyaan cadawga kusoo duulay.
Shucuubta caalamka qaar waxay leeyihiin dhaqan iyo xeerar ay ayagu dajisteen qaarna qawaaniin ay ayagu dhigteen ay ku kala baxaan. Ummadda islaamka ee aynu ka tirsanahay ilahay wuxuu faray haddii ay isqabqabsadaan in ay ilahay iyo rasuulkiisa ula noqdaan arimaha khilaafkaas keenay. Akhristayaal Ilaahay arimaha uu baray dadka muslimiinta ah waxaa ka mid ah in muran iyo isqabqabsi uuna adhaxdooda imaanin oo sidaasi ayna ku waayin haybadii ay lahaayeen kadibna aynan u jabin cadawgooda oo ayna fashilmin.
Si haddaba looga hortago in la isqabqabsado arimahaas wuxuu ilaahay jideeyey nidaam wuxuuna amray in ay muslimiintu kala danbeeyn iyo ismaqal yeeshaan wuxuu ilaahay yiri adeeca ilaahinii idin abuuray, rasuulkiisana adeeca, kuwaad taladda u dhiibataana adeeca. Rasuulkii scw asagoo arimihii la faray fulinaaya ayuu muslimiintu u dagiyay nidaam ay ku dhaqmaan oo kuwii ka leexda ay danbiilayaal noqonayaan laguna qaadayo sharcigii uu ilaahay dajiyey.
Akhristayaal fowdada ka socota soomaaliya ee qaranimadoodii ay ku waayeen ee maanta gacanta ay uga wada galeen cadawgoodii Soomaaliyeed waa iyaga oon ku dhaqmin wadadii loo jideeyey inkastoo qaarkood lagu magacaabo in ay muslimiin yihiin hasayahaatee sheegasho iyo laab lakac toona diintu ma aha ilaahay agteedana qiimo kama laha ficiladeedu ee waxaa qiimo ka leh qalbigaa waxa ku jira oo aan si ikhlaas ah oogu dhaqano nidamka iyo kala danbaynta aad ayuu rasuulkii SCW u adkeeyay muslimiintana waxaa ka mid ahaa hadaladii rasuulka SCW qudbadiisii muslimiinta uu kula dardaarmaayey u jeediyey iska ilaaliya khilaafaad iyo kala jeedsanaan oo adeeca midka aad madaxnimada u doorataan xitaa haduu adoon ahaa waxaan la wada soconaa in rasuulkii SCW arinta kala qaybsanaanta uu si aad ah u adkeeyey wuxuu yiri xitaa hadday saddex safar aadaan waa in ay qof masuul ka dhigtaan si aynan u imaanin in lays garab yaaco iyo in uu qof walbo uu siduurabo yeelo. Akhristayaal isga oo Rasuulkii SCW ka digaya in ayna arintu sidasi noqonin ayuu dajiyey in haddii mid isgarab taago midka aan madaxtinimada u dooranay uu midkaa kale qoorta ka jaro rasuulkii SCW wuxuu ogaa in cadawga ummaddu uu ka faa’idaysanaayo haddii uu midkeenwala intuu koox meel kuxidho uu yiraahdo anaa idiinka amiir ah taariikhda ayeey ku xusan tahay dalal badan oo islaam ahaa in ay ku lumeen iyada oo ay oogu danbaysay soomaaliya maanta.
Akhristayaa haday jirto baahi loo qabo midnimada shacabka ogaadeeniya dad ooga baahan ma jiraan cidkasta oo aqli lehna way ogtahay maanta. su’aasha kali ah ee la iswaydiinkarana waxay tahay sideen ku dhisnaa midnimadeena sideese ooga ilaalinaa shirqoolada uu cadawgu maleegaayo maadaama uu hadalka cadawgu yaha qaybi oo xukun halganka aan kaga xorayneyno ummaddena gumaysiga madow ee qarnigan 21aad shucuubo faro ku tiris oo kali ah ku haddeen gunimadiisa wuxuu u baahan yahay wadajir taas oo ku imaan karta oo kali ah in qofkasta iska iloobo rabitaankiisa gaarka ah. Haddii uu shaqsi isla weeyn uu yiraahdo waxaan ahay gudoomiyaha ururka xaq ayaana u leeyahay in dalkayga u dagaalamo qofka oogu horeeya ee soo dhawaynaya waa gumaysiga waxaa hubaal ah waliba in uu barbaarinaayo kooxdaas. sababtoo ah waxay fulinayaan shaqsigan iyo kooxda uu hortaagan yahay mabda’ii gumaysiga oo ahaa bulshadda oo lakala qaybiyo koox kooxna layskaga horgeeyo si uu u sii dhayraysto xukunkiisa.
Akhristayaal madaama ayna diintu ogolayn kala qaybsanaanta iyo isgarab yaaca oo cadawga aan la dagaalameeyno uu ku dadaalayo sidii uu bulshadeena uu u kala qaybin lahaa ama uu si qabiil qabiil iskaga horkeeni lahaa sababtoo ah waxaynu ognahay in gumaysigu uu kala qaybiyo xooga iyo wadajirka bulshadeena mintidka ah iyo gumeeysi diidka ah miyayna ahayn xikmad iyo sharci in ciidanka JWXO talaabada ugu haboon ka qaadaan qofkii isku daya in arimaha noocaas ah ka fuliya dalka. Waxaa hubaal ah in uu halgankeenu gaadhay heer uu maquunin karo qof kasta oo isku daya in uu ugu garbeeyo cadawga kala qaybinta iyo ka hortaga naftood hurayaasha marxaladda uu halgankeenu maraayo waxaa lagaga maarmaan ah in shacabkeena halgamaaya ee dhibka halganka ku dhacaayo uu ka feejignaado shirqoolada uu cadawgu maleegayo waxaana ka mid ah shirqooladaa koox dan gaar ah wadata in bulshadda ay ku jahawareerinayso waxaa nahay ururka nooc ka mid ah halgankana qayb ka ah iyada oo u jeeddada loo soo hubeeyay ay tahay in ay iska horyimaadan oo ay isku dhacaan ciidanka JWXO si uu gumaysiga uga nasto xabadda naftood hurayaasha.
Haddaba si shirqooladaas loo fashiliyo waa in dadweeynaha iyo naftood hurayaasha oo isku duuban ay dawgiisa mariyaan qof kasta oo isku daya in uu hagardaamiya halganka oo intuu koox yar meel ku ooto uu yaraahdaa waxaan ahay halgamaa. Akhristayaal Hogaanka JWXO wuxuu ugu baaqay dhamaan somaalida ogaadeeniya in ay ka qayb galaan halganka xoriyad doonka ah oo ay ku soo biraan JWXO xubno firfircoona ay ka noqdaan JWXO isaga oo qof waliba ay gudanayaan waajibaadka ay dalkiisa iyo diintiisa ku leeyihiin. Ugu danbayntii Hogaanka JWXO mar uu wax ka xusaayay arimaha isaga oo ka turjumayay ficil ahaan in la ilaaliyo midnimada iyo dhalinteena naftooda u huray xaqiijinta xoriyadeena iyga oo ogsoon in uusan guulaysanayn haddii aan la ilaalinin midnimadeena iyo mintidnimadeena iyagoo kaashanaaya awaamiirta ilaahay iyo rasuulkiisii SCW in aana la kala dhantaalin midnimada ummaddeena oon la ogolaanin iska hor imaad iyo isgarab yaac toona taas oo faa’iido u ah cadawga dadka iyo diinta ayuu faray dhamaan naftood hurayaasha iyo shacabka ogaadeeniya in ay gaari karaan guusha kama danbaysta ah.
ICDS
The word "Unity", which is one of the words of the ONLF, is a highly valued word. All the peoples of the world agree that without it no victory can be achieved, and in both peace and conflict it is an indispensable foundation. A nation that wishes to protect its unity must have a place to turn to that can settle matters if a dispute arises among them that could tear apart their unity, especially if the nation is at war with an invading enemy, which compels them to strengthen their unity so that they can resist the invading enemy.
Some peoples of the world have customs and rules that they themselves established, and others have laws that they themselves wrote, by which they settle their disputes. As for the Islamic nation to which we belong, God commanded that if they quarrel, they should refer the matters that caused the dispute to God and His Messenger. Readers, among the things God taught Muslim people is that dispute and quarrelling should not come among them, so that they do not thereby lose the dignity they had, and then become defeated by their enemy and fail.
So, in order to prevent quarrelling over such matters, God established a system and commanded that Muslims have order and listen to one another. God said: obey God who created you, obey His Messenger, and obey those to whom you have entrusted authority. The Messenger (PBUH), in carrying out what he was commanded, established for Muslims a system to live by, under which those who deviate from it become offenders and the law that God established is applied to them.
Readers, the chaos taking place in Somalia, where they lost their statehood and where today they have all fallen into the hands of their enemy, the Somalis, is because they did not follow the path that was laid down for them. Although some of them are called Muslims, nevertheless claims and lip service are not religion, and before God their outward deeds have no value; what has value is what is in the heart and that you sincerely practise it. The Messenger (PBUH) strongly emphasised order and discipline to Muslims, and among the words of the Messenger (PBUH) in the sermon he delivered to Muslims, in which he gave them his final advice, was: beware of disputes and turning away from one another, and obey the one you choose for leadership even if he was a slave. We all know that the Messenger (PBUH) greatly emphasised the matter of division; he said that even if three people go on a journey, they must make one person responsible, so that it does not come to people competing against one another and everyone doing as he pleases. Readers, the Messenger (PBUH), warning against things becoming like that, decreed that if someone sets himself up in rivalry, the one we have chosen for leadership should cut off the neck of the other one. The Messenger (PBUH) knew that the enemy of the nation would take advantage if each of us gathered a group somewhere and said, "I am your emir." It is recorded in history that many countries that were Islamic were lost in this way, the most recent being Somalia today.
Readers, if there is a need for unity, there is no one who needs it more than the people of Ogadenia, and anyone with reason knows this today. The only question that can be asked is how we build our unity and how we protect it from the conspiracies the enemy is plotting, since the enemy's motto is divide and rule. The struggle by which we are liberating our nation from black colonialism, in this 21st century in which only a handful of peoples remain under its subjugation, requires togetherness, which can only come about if everyone forgets his personal desires. If an arrogant individual says, "I am the chairman of the organisation and I have the right to fight for my country," the first to welcome him is the colonialist, and it is certain that he is even nurturing that group. This is because this individual and the group he leads are implementing the colonialist's doctrine, which was to divide society and set group against group so that he could prolong his rule.
Readers, since religion does not permit division and rivalry, and the enemy we are fighting is striving to divide our society or to set it against itself clan by clan — because we know that the colonialist divides the strength and togetherness of our militant, anti-colonial society — is it not wisdom and law that the ONLF forces take the most appropriate action against anyone who tries to carry out such things in the country? It is certain that our struggle has reached a level where it can overpower anyone who tries to side with the enemy in division and in obstructing the freedom fighters. In the phase our struggle is going through, it is essential that our struggling people, who bear the hardships of the struggle, be vigilant against the conspiracies the enemy is plotting. Among those conspiracies is a group with private interests that confuses society by saying, "We are an organisation of a kind and part of the struggle," while the purpose for which it was armed is to confront and clash with the ONLF forces so that the colonialist may get relief from the bullets of the freedom fighters.
Therefore, in order to defeat those conspiracies, the public and the freedom fighters, united, must deal with anyone who tries to undermine the struggle by gathering a small group somewhere and saying, "I am a freedom fighter." Readers, the ONLF leadership has called on all Somalis of Ogadenia to take part in the struggle for freedom, to join the ONLF and become active members of the ONLF, with every person fulfilling the duties they owe to their country and their religion. Finally, the ONLF leadership, when it mentioned these matters, expressing in practice that unity must be protected, and that our youth who have sacrificed themselves to secure our freedom know that we will not succeed if our unity and our militancy are not protected, drawing on the commands of God and His Messenger (PBUH) that the unity of our nation must not be torn apart and that no confrontation or rivalry be permitted, as that benefits the enemy of the people and the religion, instructed all the freedom fighters and the people of Ogadenia that they can achieve the final victory.
ICDS
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.