Iska hor imaadka u dhaxeeya ciidamada Abiye iyo malayshiyaadka hubaysan ee FANO ayaa saro u kacay maal_mahan sida rayid goob joog ah ay u sheegeen DNE Afrika aygoona sheegay inay dhib badan kala kulmayaan isku socdka gadiidka dadwaynahu.
‘dhacdadan sara u kaca ayaana lagu sheegay inay hakisay damacii Adissababa ee ahaa weerar lagu qaado gobolka Tigre sabaab la xidhiidha gaadhi-taanka Ciidamada Dawlada dhexe ay si dhakhsa ah u gaadhaan furimaha Tigre oo ku adkaatay jidgooyooyinka ay u dhigayaan malayshiyaanka FANo darteed .
Ogaden News Agency ONA
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
Clashes between Abiye's forces and the armed FANO militias have escalated in recent days, as civilian eyewitnesses told DNE Afrika, saying that they face great difficulty with the movement of public transport.
‘This escalation is reported to have halted Addis Ababa's intention to launch an attack on the Tigre region, because the federal government forces' vehicles have been unable to reach the Tigre fronts quickly due to the roadblocks being set up by the FANo militias.
Ogaden News Agency ONA
The video of this news can be viewed on the Facebook page of ONA (Ogaden News Agency).
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
