Waa arin lala yaabo biya la’aanta iyo abaaraha aan laga hadlin 3exdii bilood ee la soo dhaafay goortaa oo gobolada qaar oon iyo gaajo loogu dhintay iyadoo waliba ay ciidamada Itobiya ka fadhiisteen ceelashii una diideen dadkii xoola dhaqatada ahaa inay ka cabaan ceelasha ama ka waaraabiyaan xoolahooda ee hadda markii raxmadda Ilaahay ay da’day la soo hadal qaadayo.
Sidii laga filayay gumaysiga Itobiya waxay ka codsadeen haya’adaha caalamka ee deeqda bixiya inay gargaar dagdag ah la soo gaadhaan dadka ku tabaalaysan abaaraha ku dhuftay Ogadenya iyo meela kale oo ka mid ah dalkooda. Sidoo kale ayay haya’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha aadamiga OCHA (UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs) ayay hadda u soo saartay baaq ay kaga waramayaan biyo la’aanta ka taagan waddanka iyagoo sheegay in dad lagu qiyaasay 2ba milyan ay ku tabaalaysan yihiin halkaa.
Waxay wararku sheegayaan inay Itobiya codsatay in la siiyo $75 milyan oo dheeraad ah bishan iyo bisha soo socota eeMay taasoo ay ku magacawday inay gargaarka aadminimo ku bixinayso, sidoo kale ayay hay’adaha Qaramada Midoobay u qaabilsan gargaarka u codsadeen in la siiyo lacaga dheeraad bilaha soo socda ay ku bixnayaan gargaarka .. (The Ethiopian Government has requested an additional $75 million for humanitarian assistance this month and in May, while UN agencies and their partners have called for more resources to meet increasing needs and expand operations in the coming months to avoid gaps in aid delivery.)
Arimahan oon horay u ogayn, Gudoomiyaha Jabhaddana uu horey ugu sheegay saxaafadda caalamka in marka uu dhulka waraabo ee la doonayay inay shacabka u dhaqaaqaan inay beeraha meegeeyaan iyo marka uu dalagga soo go’o ee beeralayda ay suuqyada keenaan wixii u soo baxay inay dawladda Itobiya u fasaxdo haya’daha QM iyo kuwa NGO,s-ka inay dalka soo dhoobaan qamandi iyo raashin kale. Ujeedada ka dambaysa way iska cadahay, waana arin uu shacabkeena hadda ogaaday ujeedada laga leeyahay.
Ilaahay baa mahadoo idil iska leh, marba hadii ay raxamadii Ilaahay camimtay dalka, waxaa loo dhaqaaqi doonaa beerta in la abuuro, taasoo fashilnaysa hadafka gumaysiga ee ah inaan laga xoroobin qamandida farqaha loo hoorsanayo.
ONA.
It is astonishing that the water shortage and droughts were not spoken about during the past three months, when people in some regions died of thirst and hunger, and when Ethiopian troops even occupied the wells and refused to let the pastoralist people drink from them or water their livestock from them. Yet now, after God's mercy has rained down, the matter is being raised.
As was expected of the Ethiopian colonisers, they have asked the international donor agencies to urgently deliver aid to the people suffering from the droughts that struck Ogadenia and other parts of their country. Likewise, the United Nations agency responsible for humanitarian affairs, OCHA (UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs), has now issued an appeal describing the water shortage in the country, stating that an estimated 2 million people are suffering there.
Reports say that Ethiopia has requested an additional $75 million this month and next month, May, which it said it would spend on humanitarian aid. The United Nations agencies responsible for aid have likewise requested additional funds in the coming months to spend on aid. (The Ethiopian Government has requested an additional $75 million for humanitarian assistance this month and in May, while UN agencies and their partners have called for more resources to meet increasing needs and expand operations in the coming months to avoid gaps in aid delivery.)
These matters we knew beforehand, and the Chairman of the Front had earlier told the international media that once the land is watered and the people are expected to set out to cultivate their farms, and once the harvest comes in and farmers bring their produce to the markets, the Ethiopian government would allow UN agencies and NGOs to flood the country with wheat and other food. The purpose behind this is clear, and it is something whose aim our people have now come to understand.
All praise belongs to God. Now that God's mercy has covered the country, people will set out to plant their farms, which will defeat the colonisers' goal of keeping people from ever freeing themselves from the wheat handed out to them as a means of division.
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
