Opens in a new tab

Jabhada OLA iyo Ciidamada Itobiya ayaa Isbuucan Dagaalo ku Dhex Mareen Goobo Kala Duwan ,Iska Hor Imaadkan oo u Badnaa Deegamada Shawa iyo …

ONA27 February 2026
Read in English
Ka daawo Facebook-ga ONA · Watch on Facebook

Jabhada OLA iyo Ciidamada Itobiya ayaa isbuucan dagaalo ku dhex mareen goobo kala duwan ,iska hor imaadkan oo u badnaa deegamada Shawa iyo Aris sababyna khasaare dhinacyada soo kala gaadhay.

Dhaq-dhaqaaqyadan hubaysan ee kor u kacaya ayaa ku soo aadaya isku diyaarinta dagaal xukuumada Abiye axmad ay ku qaado maamulka Tigre,halka sidoo kalena ay jiraan xiisado ka taagan gobolka oo la xidhiidha sheegashooyinka PP ee ku aadan damaca Bada cas iyo marin biyood ay hesho Itobiya.

Ogaden News Agency ONA

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).

La wadaag