Wararka naga soogaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa sheegaya in laba dagaal oo ka kala dhacay gobolada Qoraxay iyo Jarar oo ciidanka gumaysiga loogu
awood sheegtay dagaaladan ayaa lagu laayay saraakiil sarsare oo Itoobiyaan ah.
Waxaa markay taariikhdu ahayd 18/8/2015 deegaanka Dig oo Dagmada Awaare ee Gobolka Jarar katirsan weerar ay
ciidanka wadaniga xoraynta ogadenia kuqaadeen ayaa ciidanka gumaysigaItoobiya oo halkaas kusugnaa ayeey qudha kaga jareen 4 kamid ah ciidanka gumaysiga 6 kalana waa kaga dhaawacay.
Dhanka kale waxaa 26/8/2015 degaanka lagu magacaabo Madaxmaroodi oo Dagmada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay katirsan dagaal xaqlayaasha utaagan soocelinta sharafta shacabka Somalida Ogadenia iyo
ciidanka doolka kujooga ogadenia ee wayaanaha kudhexmaray ayaa ciidanka cadawga laga dhigay hal dhumay iyo haldhaan raacay. Waxaana lahubsaday bakhtiga 3 ay kujiraan saraakiishii ciidanka watay 3 kalana waa laga dhaawacay.
Warka ayaa intaas kudaraya inuu jiro tiro aan laxaqiijinin oo ciidanka gumaysiga kaga bakhtida dagaalladan. Sidoo kale waxaa jira dagaalo kale oonan wali faah faahintooda nasoo gaadhin. Wararkaanaga dambe ayaan idiinku soo gudbin doonaa haduu ilaahay yiraahdo.
ONA/Ogadenya
defeated; in these battles senior Ethiopian officers were killed.
On 18/8/2015, in the locality of Dig, which belongs to Awaare District of Jarar Region, an attack that
the forces of the Ogaden National Liberation Front carried out against the Ethiopian colonial army stationed there killed 4 of the colonial soldiers and wounded 6 others.
Meanwhile, on 26/8/2015, in the locality called Madaxmaroodi, which belongs to Qabridahare District of the capital of Qoraxay Region, a battle broke out between the righteous ones who stand to restore the honour of the Somali people of Ogadenia and
the Woyane occupation army stationed in Ogadenia, in which the enemy army was left as one that perished and one that followed into perishing. Confirmed dead were 3, among them the officers commanding the troops, and 3 others were wounded. The report adds that there is an unconfirmed number of colonial soldiers who died in these battles. There are also other battles whose details have not yet reached us. We will bring you our next reports, God willing. ONA/Ogadenya
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
