Opens in a new tab

Maamulka PP Markale ma Waxay Isu Diyaari_Nayaan Dulaamo Kale oo ka Baaxad Wayan Dagaalada ay Mudooyinkan Hurinayaan Kuwaasoo Malaayiin Qof …

ONA15 February 2026
Read in English
Ka daawo Facebook-ga ONA · Watch on Facebook

Maamulka PP markale ma waxay isu diyaari_nayaan dulaamo kale oo ka baaxad wayan dagaalada ay mudooyinkan hurinayaan kuwaasoo malaayiin qof ku nafwayday inta ay qabsadeen xukunka Itobiya.?

Maamulka Adissababa ayaa isku diyaarinaya duulaan balaadhan oo ay ku qadaan Gobolka Tigre ayagoo horay dagaalo ba_an ooga waday Gobolaka Axmaarada ooy kula dagaalamayaan Jabhada FANO sidoo kalana dagaal kula jiray OLA oo ka dagaalamaysa Deegamada Oromiya .

Duulaanka ay abaabulayso Adissababa ayay beesha caalamku ooga digtay inay qadaan sababa la xidhiidha in uu ooga sii darayo xaalada cakiran ee ay Itobiya hada ku jirto tasoo sii fogaynaysa xalka ay wadaan dhex-dhexaadiyayaashu.

Ogaden News Agency ONA

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).

La wadaag