Opens in a new tab

Duqaymo loo Gaystay Maqale oo ah Caasumadda, ka Dib Markii Isbahaysi Xoogan oo Lix Urur ka Kooban lagu Dhawaaqay

ONA20 August 2026
Read in English

Maqale casimada Tigre saaka waxay marti galisay duqaymo kala duwan oo ay gaysteen kooxda PP iyo ciidamadooda. Duqaymahan ayaana dhacay kadib markii   baahiyay isbahaysi xoog badan oo lagaga  magaalada Maqale .

Sida uu baahiyay Talafeshinka Tigre, muqaalada ayaa muujinaya in Kooxda Abiye ay bartilmaamsadeen goobo rayid ah, gabi ahaana ay magaaladu gashay xaalad adag .

La wadaag