Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee wadanka UK ayaa waxa ay gudbiyeen Petition ay u gudbiyeen Wasaarada Deeqda Caalamiga ee wadanka UK. Petitionkan ayaa waxa weheliyay jaaliyada Somalida Ogadeniya Qowmiyadaha Ethiopia oo ay kamid yihiin Oromada, Axmaarada, Qowmiyadaha koonfurta.
waxa hadaba qaabilay Gudoomiyaha deeqda Caalamiga ah ee wadanka UK xildhibaan Malcom Bruce oo ah xubin ka tirsan baarlamaanka wadankan UK kana mid ah Xisbiga Liberalka. Gudomiyaha deeqda caalamigu waxa uu ka aqbalay Jaaliyaadka Somalida Ogadeniya iyo qowmiyadaha Ethiopia warqado ay ku saxeexanyihiin tiro aad u badan oo ay kaso qaadeen shucuubta ethiopia ee ku dhaqan wadanka UK.
Malcolm Bruce ayaa sheegay in Haayada uu madaxda ka yahay ee Deeqda Caalamiga ahi muddo laga joogo 4 sano ay tageen Ethiopia gaar ahaan Ogadeniya. Waxa uu yiri waxa aad ugu faraxsanahay in aad codkina soo gudbiseen idinka oo raba in aad wax kaqabataan dhibaatooyinka xuquuql insaan iyo dadka ku tabaleysan ethiopia. Waxa aan idiin balan qaadaya in aan gaarsiiyo codsigiina meesha ugu sareysa jawaabo wax ku ool ahna aad heshaan. Waxa balan qadaya ayuu yiri in Guriga Baarlamaaka iyo Wasiirka Department of international development iyo Wasarada Arrimaha Dibadaba ay gaari doonaan waraqahani.
Xidhibaan Malcolm Bruce ayaa intaas saxaafada u sheegay kadibna waxa uu 16 qof oo xul ah jaaliyadaha Somalida Ogadeniya iyo Shucuubta kale ee Ethiopia la qaateen shir hoose oo ka dhacay Gudaha Baarlamaanka UK. Shirkaas ayaa waxa lagu su’alay 6 su’aalood oo saddex kamid ahi weydiyeen jaaliyada somalida Ogadeniya.
su’alaha laweydiiyay ayaa waxa kamid ahaa. Ururka ONLF iyo Haayadaha Xuquuql insaanka waxa ay soo gudbiyeen cabasho ay ku sheegayaan in gargaarka wadamada deeqda ah siiyaan dadka tabaaleysan ee somalida Ogadeniya in la leexsado oo Ciidamada ethiopianku siyasadeyaan islamarkaasna aysan gaarin shucuubti loogu talo galay. dhalecayntaas dowlada Wadanka UK wax baadhitaan ah maku sameysay, hadey sameysayna maxaa kasoo baxay oo aad noo sheegi kartaa.
waxa kale oo la weydiiyay xasuuqa ciidamada ethiopianku ka geystaan dhulka Somalida ogadeniya dowlada UK wax cadaadis ah oo ay saartay Ethiopia ma jirta hadey jirto se maxay yihiin talaabooyinkaasi. Waxa intaas dheer oo la weydiiyay in dhulka somalida Ogadeniya loo ogoleyn haayadaha gargaarka oo laga hor istaagay laanqeyrta cas, waqti dhibaatoyin abbaaro ka jiraan Ogadeniya.
Su’alaahas iyo su’alo badan oo kale ayaa la hor dhigay Gudoomiyaha deeqda Caalamiga ah u qaabilsan wadanka UK. Waxa uuna Malcolm Bruce soo dhaweeyay dhamaan su’alihi laweydiiyay waxa uuna u balan qaaday in faah faahin dheeraad ah oo ah mowqifka wadanka UK (Oficial ah) in lasiin doono sida ugu dhaqso badan. su’alahan oo dhan ayaa ah su’alo u baahan jawaabo dag-dag ah waana su’alo macquul ah.
Shirkan ayaa waxa wehlinayay jaaliyada Somalida Ogadeniya iyo shucuubta qowmiyadaha Ethiopia hayado xuquuql insaan iyo saxiibo u dhashay wadanka UK oo taagersan arrimaha Ogadeniya. Waxa kale oo goob joog ka ahaa TV-yada waaweyn ee wadankan iyo warbaahinta Press TV.
Hadaba shirkaas oo faah faahsan maqal iyo muuqaal ah waxa aad ka daawataan ilaystv.com
The Somali Ogadenia community in the UK submitted a petition to the UK Department for International Development. The Somali Ogadenia community was accompanied in this petition by the nationalities of Ethiopia, among them the Oromo, the Amhara and the southern nationalities.
They were received by the Chairman of the UK's International Development Committee, Malcolm Bruce MP, who is a member of the UK Parliament and belongs to the Liberal Party. The Chairman of the International Development Committee accepted from the Somali Ogadenia community and the nationalities of Ethiopia documents bearing a very large number of signatures collected from the peoples of Ethiopia living in the UK.
Malcolm Bruce said that the body he chairs, the International Development Committee, travelled to Ethiopia, and specifically to Ogadenia, 4 years ago. He said: "I am very pleased that you have brought your voices forward, wanting action to be taken on human rights abuses and the people suffering in Ethiopia. I promise you that I will deliver your request to the highest level and that you will receive meaningful answers." He said he promised that these documents would reach the House of Parliament, the Minister of the Department for International Development, and the Foreign Office.
Malcolm Bruce MP told the press this, and afterwards he held a closed meeting inside the UK Parliament with 16 selected people from the Somali Ogadenia community and the other peoples of Ethiopia. At that meeting 6 questions were asked, three of which were put by the Somali Ogadenia community.
Among the questions asked were the following. The ONLF and human rights organisations have submitted complaints stating that aid given by donor countries to the suffering Somali people of Ogadenia is diverted and politicised by the Ethiopian forces, and does not reach the people for whom it was intended. Has the UK government carried out any investigation into these allegations, and if it has, what came out of it that you can tell us?
It was also asked whether the UK government has put any pressure on Ethiopia over the massacres committed by Ethiopian forces in the Somali Ogadenia territory, and if so, what those measures are. In addition, it was asked about aid agencies not being allowed into the Somali Ogadenia territory and the Red Cross being barred, at a time when Ogadenia is facing severe hardship.
These questions and many others were put before the Chairman of the UK's International Development Committee. Malcolm Bruce welcomed all the questions asked and promised that further details of the UK's (official) position would be provided as soon as possible. All of these questions are ones that require urgent answers, and they are reasonable questions.
The meeting was attended alongside the Somali Ogadenia community and the peoples of the nationalities of Ethiopia by human rights organisations and UK-born friends who support the cause of Ogadenia. Also present were the country's major TV channels and the Press TV media outlet.
You can watch the full meeting in audio and video at ilaystv.com
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
