Opens in a new tab

Malinta Calanka Somaliya oo Muqdisho laga Xusay.

ONA13 October 2015
Read in English

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 11/10/2015 laga xusay meelo badan oo kamid ah wadanka Somaliya Sanad-guuradii 61-aad ee kasoo wareegatay markii lataagay calanka Soomaaliya.

Sanad kasta 12-ka Oktoobar waxaa Soomaaliya laga xusaa maalinta calanka Soomaaliya. Xaflado lagu xusayo maalinta calanka ayaa magaalda Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee waa-wayn ee dalka Somaliya laga xusay.

Labo iyo tobankii bishii October ee sanadkii 1954-kii ayay ahayd markii ugu horaysay ee lataagay calanka Soomaaliya, inkastoo uu dalka markaas ku jiray Gumeysi, ayna jirtay dowladii loo yaqaannay Daakhiliga.

 

ONA

La wadaag