Saaxiibayaal daraasadan waxaynu ku eegaynaa dhaqamada hogaamiyeyaasha siyaasadeed ee caalamka kajira. Waana macluumaad xambaarsan aragti qodo dheer iyo fikiro kala duwan leh, Qarnigan 21aad hogamiyayaasha dunidu waxay u qaybsan yihiin 3 qaybood oo ah himiladooda hogaamineed.
Aan ku horaynee qaarada (Mugdiga iyo maan la’aanta) ee Africa ooy hadhaysay dib udhaca ugu liita ee nololeed taasoo ay ugu wayntahay Qabyaalad, Musuq iyo Kooxaysiga ku salaysan soo jireenimo aad u qododheer. Hogaamiyeyaasha Qaarada Africa 31% waxaa saldhig u ah ama hamigoodu uu yahay inay shuruudahan leeyihiin (Habaarane + Hawo beenaale + Hunguridoon) = (Xukun jacayl iyo kaligiitalisnimo).
Dhinaca kale hoogaamiyeyaasha Reer Galbeedku Hamigoodu 29% waa kuwo ku sifoobay (Kuligood xukun + Kaligaana noolow + Kurbada iyo dhibkana badi) = (Muslimkana la dagaal oo erayga argagaxiso u adeegso).
Qaarada Aasiya Hogaamiyeyaashoodu waxay ku hamiyaan 32% (Ma naxaan ahow + Madaxnimana hano + Mabda’aagana Adkee) = ( Macnahoodu waxaa weeye waxa ka dhacaya caalamka fikir wayna kuma laha calaf iyo cod midna kuma kordhiyaan, indhaha uun ka dhawro) Siyaasada caalamka waxaan tooda ka ahayn Raad kuma laha Taas ayaa sabab u ah inay ku sifoobaan 3dexdaa calaamadood.
Hagaag hadaba waa kuwee hogaamiyayaasha uu maanta u baahan yahay caalamku Aragti ahaanse maxay xambaarsan yihiin? Waxaan ku micneeyay Inay iyaguna leeyihiin shuruudahaan 8% waana sidatan (Hogaamiye Daacad ah + Hindise fiican + Hagarlaawe dhab ah) = ( oo u jeedadoodu tahay Duni nabad ah ooy kajirto Nolol iyo Cadaalad).
Libanmiyir@gmail.com
W/Q: Liban Miyir Abdi (Kulmiye)
Let us begin with the continent (of darkness and mindlessness) of Africa, which has lagged behind with the poorest backwardness in living standards, the greatest causes of which are clannism, corruption and factionalism rooted in a very deep-seated past. 31% of the leaders of the African continent are grounded in, or have the ambition of, possessing these qualities (Accursed + Deceitful desire + Greedy) = (Love of power and dictatorship).
On the other hand, 29% of Western leaders, in their ambition, are characterised by (Rule them all + Live for yourself alone + Multiply coups and hardship) = (Fight the Muslims and use the word terrorism).
The leaders of the Asian continent, 32%, aspire to (Be unflinching + Seize leadership + Strengthen your ideology) = (Its meaning is that they have no great thought about what is happening in the world, and they add neither sustenance nor voice; they merely keep watch with their eyes). They leave no mark on world politics other than their own affairs. That is the reason they are characterised by those 3 traits. Well then, which leaders does the world need today, and what do they carry in terms of vision? I have defined them as those who also possess these qualities, 8%, and it is as follows (An honest leader + Good initiative + Truly selfless) = (whose aim is a peaceful world in which there is life and justice).
Libanmiyir@gmail.com
Written by: Liban Miyir Abdi (Kulmiye)
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

