
Magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya ayaa waxaa si fiican loogu soo dhaweeyey Xalay Fanaanada Wayn ee Soomaaliyeed Maewo Saado Cali Warsame. —–>Halkan ka daawo Video la duubay soo dhaweyntii Sado Cali
Saado oo safarkeedu uu ku Saabsanyahay ka qaybgalka Sanad guurada 26aad ee xuska Maalinta Xornimada Ummada Soomaaliyeed ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyey Safiirka Safaarada Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Ameerika, Jaaliyada SSC iyo Jaaliyada Soomaalida Ogaadeenya ee wadanka Kenya oo ay horkacayaan Abwaano uu ka mid yahay Abwaan Mukhtaar Cagjar iyo fanaaniinta jaaliyada Ogaadeenya ee wadanka Kenya.

Marwo Saado ayaa markii ay ka soo dagtay Garoonaka waxaa joogay oo ku sugayay boqolaal dadwayne ah kuwaas oo ku dhawaaqayey – Saadoy soo dhawaw – waxaan banaanka Garoonka lagu soo bandhigay cayaarta dhaantada ah oo lagu soo dhawayn fanaanada wayn. Waxaa dhaantadaa ka qayb qaatay gabdhaha iyo wiilalasha ka tirsan Jaaliyada Ogaadeenya ee Kenya.
Fanaanad Saado oo caan ku ah hal ku dhigyada iyo wadaniyad raadinta qaranimadii soomaaliyeed ayaa waxaa soo dhaweynteeda qayb lixaad leh ka qaatay iskuna soo duba riday Soo dhawaynta fanaanada Gudigga jaaliyadda SSC iyo Jaaliyada Ogaadenya ee Magaaladda Nairobi.

Saado Cali Warsame oo ah qof ku dhex jirta Siyaasadda iyo danta guud ee ummada Soomaaliyeed ayaa waxay jeceshahay iyaddu inay mar walba dadku u arkaan hadafkeeddu inuu yahay mid guud ee uusan ahayn mid gaar ah.
Saado Cali warsame ayaa Soo dhawayntii kadib waxaa loo kaxeeyey Casho sharaf iyadda oo ay weheliyeen xubno Jaaliyadaha SSC iyo jaaaliyadda S.Ogaadeenya ka socday. Hobolada Saado Cali Warsame ayaa waxay dadka uga mahad celisay soo dhawaynta loo sameeyey, iyadoo sheegtay in ay habeen danbe kala qaybgali doonto sanadguurada 51aad ee maalinta xornimada Soomaaliya.

Habeenka Saado oo marwalba uu ka muuqdo calanka S.Ogaadeenya ayaad ka dareemaysaa sida ay uga go’ antahay waddaniyad jeceylka, Xornimada iyo Midnimada ummada Soomaaliyeed oo ay mar walba u hurto waqtigeeda qaaliga ah sidii ay ummada Soomaalieed mar un gacmaha isqabsadaan oo ay dalkooda iyo dadkoodaba ay u mideeyaan si ay u helaan kala danbeen iyo cadaalad iyo nabad waarta waligeed.
ONA/Nairobi
In Nairobi, the capital of Kenya, the great Somali artist Mrs Saado Cali Warsame was given a warm welcome last night. ----->Watch here a video recorded of the welcome of Sado Cali
Saado, whose trip is to take part in the 26th anniversary commemorating the Independence Day of the Somali nation, was welcomed at the airport by the Ambassador of the Somali Embassy, Mr Maxamed Cali Ameerika, the SSC community and the Ogadenia Somali community in Kenya, led by poets including the poet Mukhtaar Cagjar, and by artists of the Ogadenia community in Kenya.
When Mrs Saado landed at the airport, hundreds of members of the public were there waiting for her, chanting "Welcome, Saado", and outside the airport a dhaanto dance was performed to welcome the great artist. Girls and boys from the Ogadenia community in Kenya took part in the dhaanto.
The artist Saado, who is famous for her slogans and her patriotism in pursuit of Somali nationhood, was welcomed with a major contribution from the SSC community committee and the Ogadenia community in the city of Nairobi, which together organised the artist's reception.
Saado Cali Warsame, who is a person involved in politics and the common interest of the Somali nation, would always like people to see her aim as a general one and not a private one.
After the welcome, Saado Cali Warsame was taken to a dinner of honour, accompanied by members of the SSC and Ogadenia communities. The singer Saado Cali Warsame thanked the people for the welcome given to her, saying that she will take part the following night in the 51st anniversary of Somalia's Independence Day.
On a Saado night, where the flag of Ogadenia is always visible, you can feel how committed she is to patriotism, and to the freedom and unity of the Somali nation, for which she always sacrifices her precious time so that the Somali nation may one day join hands and unite their country and their people, in order to achieve order, justice and lasting peace forever.
ONA/NairobiAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
